Qormooyin

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada W/Q:Hassan Mudane

Baaris Akademiyeedka Cilmiga Bulshada  Maxay tahay baaris? Buuniyada ku xeeldheer aqoonta sayniska iyo bulshada waxa ay soo gudbiyeyn qeexitaano kala duwan, iyaga oo ka eegaya dhinacyo kala badan. Martyn Shuttlewoth...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

  XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. NoorQaybtii 51aad                                                         1-Qibrad iyo farxad  Waqtiga waxba ha eedayn. Waqtiga wanaagsan farxad ayuu ku siiyaa. Waqtiga xun qibrad...

BELED XAAWO MA MADIYAA? W/Q: Prof: Yaxya Sheekh Caamir

BELED XAAWO MA MADIYAA? W/Q: Prof: Yaxya Sheekh CaamirBuula Xawo waxaa la asaasay 1910kii, waxaana Aasaasatay Marwo: Xaawo Cismaan Gurey, Dadka qaar ayaa qaba in ay Aasaastay Haweeneey la...

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Xulka iyo Xusuusta Suugaanta Q1AAD. W/D: Xasan Cabdulle Calasoow "Shiribmaal"Xulka iyo Xusuusta Suugaantu, waa taxane aan ku taabba gelinayno suugaantii ay ka tageen halabuuradii caanka ahaay ee maguurtada sooyaalka...

Lugtii isha laacday! W/Q: Saciid Muuse “Waxgarad”

Lugtii isha laacday! W/Q: Saciid Muuse "Waxgarad"Xilligu waa abbaarihii 11.00-AM subaxnimo. Baashina waxuu weli ku guda-jiraa gudashada hawl maalmeedkiisii shaqo. Waxuu dhax joogaa carwo afar-irdood ah oo lagu iibiyo waxyaabaha...

Halista ku hareersan dawladda! W/Q: Sagal Khayro

Halista ku hareersan dawladda!Dawlad kasta jiritaankeeda waxaa ku xeeran labo walxood oo mid ba tan kale ka culus tahay, kana halis badan tahay. Waagi baryo ba waji cusub bee...

DHOWRISTA ANSHAXA KALA FEKER DUWANAANSHAHA W/Q: Hassan Mudane

DHOWRISTA ANSHAXA KALA FEKER DUWANAANSHAHA "Ma xeeriyo Aadanaha garaad laga xidhay cilmiga." -Abdishukri Haybe  Maalmahii la soo dhaafay waxaan barteyda faysbuugayga soo dhigay qoraallo ku saabsan dhacdadii Abdirahman Abdishakur...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 50aad                                             1- Caaqiliinta warkooda  Qofka ay su'aalihiisa bataan waa la xurmeeyaa balse lama jeclaado. Qofka ay maqaaladiisa bataana...

Waddada Suubban: Q16AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal”

Waddada Suubban: Q16AAD. W/D/ Xasan Cabdulle Calasoow “Shiribmaal” Fadliga qaneecada iyo dhowrsanaanta iyo in dhexdhexaad la ahaado xagga maciishadda iyo wax bixinta iyo foolxumada wax waydiisiga inay duruuf adag...

Qiimeynta Qoraaga Laashin Sannadka 2017ka

 Qiimeynta Qoraaga Laashin.Waxaa mar walba qiimeynaa qofka ama shaqsiga ugu saameynta badan Mareegta Laashin dhinaca qoraalka iyo tayada qoraalka.Haddaba sanadkan ayaa waxaa ugu qoraal badnaa Qoraaga Maxamed Muuse Nuur...

SHEEKOOYIN