ISMOOG
Mar waxay korayaan fadhiga dushiisa, mar waxay ku boodayaan kursiga, marna daaqadda gaaban ayey u cirbadhiibsanayaan. Waxay farxadda u wareejinayaan sida ay marwaxaddu u wareejiso hawada. Waa...
IS ROGROGIDDA WAAYAHA
Liibaan waxa uu ahaa wiil dhallinyaraa oo hooyo koris ah, aabbihiis kuma soo gaarin ifka waxa ka weyneyd Caa'isho oo ay isku mar ay ku geeriyoodeen...
SUMADAHA QORAALKA Q4-AAD
ASTAANTA DABARKA (:) LABA DHIBCOOD
Astaan guud ahaan waxa loo yaqaannaa: ”Laba dhibcood" afka qalaad ama ingiriiskana waxa lagu yiraahdaa: (COLON) halka afka carabigana lagu yiraahdo:...
BEN CARSON Q6aad
Markii uu Dugsiga sare dhammeeyay waxa uu galay galay Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Yale ee ku taal gobolka Connecticut. Yale waa Jaamacad si gaar ah loo leeyahay...
Caloolyoow! Q-6AAD
Yaxye isaga oo la yaabban waxa kulmiyey Khadiijo iyo Sureer ayuu habeenkii wacay Khadiijo bal si uu arrintan uga war helo, balse, Khadiijo kama qaban taleefanka oo...
BEN CARSON Q5AAD
MASKAXDAADA ADEEGSO
Sidii aan hore u soo sheegnay Ben Carson hooyadiis waxa ahayd hooyo cajiib ah ayadaana sabab u ahayd in u heer sare gaaro. Ka sokow dhiirragelinta...
BEN CARSON Q4AAD
Waxa ay inoo joogtay Ben Carson oo Maktabaddii tagay kaddib 2 buug soo qaatay.
Ben waxa uu bilaabay in uu buugtii akhriyo dabadeedna qoro 2 qormo kaddib...
BEN CARSON Q3AAD
Ben Carson iyo qoyskiisu markii ay Detroit ku soo noqdeen waxa uu dib ugu noqday iskoolkii, waxa uu ahaa fasalka 5aad. Carson waxa uu ahaa mid waxbarashadu...