Qoraallo

Hoobalkii galbaday ee Cabdi Tahliil Warsame! W/Q: Axmed Cali Dirir

Hoobalkii galbaday ee Cabdi Tahliil Warsame Cabdi Tahliil Warsame aniga magaciisa waxaa iiga horreysay codkiisa oo aan dhallaanimo ku bartay. Anigoo heesta (Onkod roobku ma daayo, anna taaha ma...

ARXAN-GOYS Q-8AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-8AAD Dooddu waa habka kaliya ee bulsho lagu dhisi karo, waana waddada ugu fudud ee farriinta lagu gaarsiin karo aadanaha. Qofku kolka uu doodda iyo aragtiyaha is weydaaranaya uu...

KULA LIHI! Q-4AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle “Wadaad”

Kuye: Aflagaaddada naga dhaaf. Haddana waxa uu sii daba dhigay: Cabashiyo caloolyoow Ciil kaama bi’iyaanTalo cayn wareegtanaLa iskuma canaantee!. Waxaan filaa in uu ka soo bowsaday heestii AUN Maxamed Suleymaan  ee...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 136aad                                                                1-Dumarow. Dumarow ma ahan in nin walba uu galma idinkaga baahan yahay, raga qaarkood waxay idinkaga baahanyihiin taageero niyadeed iyo maskax...

ARXAN-GOYS Q-7AAD W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

ARXAN-GOYS Q-7AAD Dooddeynu hadda waa isku dhacday, marar badan ayaanse ku sigannay inaan kala awdanno oo aan safaaradaha kala qaadanno, haddana aadanuhu waa hadal quute, imaaduhuna waa arrin keene, balse,...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!! W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 10aad Ilmaha waa Deeq Rabbaani ah, cidda uu doono ayuuna Alle siiyaa, waxaa taas sii dheer in dadka ay tahay in ay wax wada wadaagaan waa hore...

RUUXI RAAYA MA RAAGO! W/Q: Axmad Calasow

RUUXI RAAYA MA RAAGO! Waa hal-ku-dheg laga soo guuriyay xikmadaha ay Soomaalidu caanka ku tahay. Oraahda waxay asalkeedu ahayd: NINKI ROONI MA RAAGO, taas oo erayga NIN loola jeedo lab...

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD W/Q: Muxyaddiin Xuseen Ciid

RUWAAYADII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY? Q-3AAD Xaaji Daaddihiye asagoo ordaya ayuu gurigiisii ku laabtay, asagoo ka xanaaqsan warka uu Faras ka soo maqlay, waxa uuna ku dhexdhacay reerkiisii. Xaaji Daaddihiye:...

SHEEKOOYIN