Qoraallo

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-5AAD W/A: Muxyaddiin Xuaeen Ciid

RUWAAYADDII DEEQO DOOKH MA LEEDAHAY Q-5AAD Faras: Anagaa ku siin Sabannadaad maqnaydiyo Saakadan aan joogno Silsiladu siday Subax noolba aahayd Ee marka hore saaxiiboow Sannadkee naga socdaashay? Daacad: Gugii...

WACYIGELIN! W/D: Cabdulle Cabdi Kariim Jallaato

Dhallinyarada iyo dhibka heysta kan wax bartay oo jaamiciga ah iyo kan geela la joogo isku si ayey u fakaraan, maxaa yaab is daba yaal. Kol haddii aqoonta aad...

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD W/D: Ina CUBTAN

Madaxbannaani midnimo ama kala miiran! Q1AAD Maalmaha madaxbannaanida dabbaaldeggooda ayaa lagu jiraa oo xus badan ayaa geyiga iyo geesaha dunida aan u kala qaxnay laga dhigaa, aysan ka marnayn...

KULA LIHI! Q-6AAD W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

KULA LIHI! Q-6aad Saaxiboow, adi warkaaga guul-guul waaye nooh.War-koraadkaan naga dhaaf ee warkoo jilcan ii sheeg. Haddii, ay runi timaad ee guriga laguugu soo dhaco, seed wax yeelee? Laa,...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                      XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Maxamed Muuse Sh. Nuur Qaybtii 140aad                                                           1-Quruxda iyo Qalbiga Nafta Aadanaha oo dhan waxaa jira wax ay si guud u wada jeceshahay waxaas oo lagu magacaabo Qurux. Quruxda...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybtii 14aad Muhiimadda ay dukaanka shaqadiisa u qaadatay ayaa ahayd in ay ku fahanto qaabka shaqada magaalada, muddoo yar kadibna waxay go’aansatay in ay ku laabato Baaddiyihii ay...

KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!!. W/Q: Maxamed Muuse Sh. Nuur

                                             KUFSI IYO KADEED ADDUUN!!!! Qaybta 13aad Idil waxay lahayd dhiiranaan u gaar ah oo ku muujin jirtay waxa ay ka xanuunsato, inkastoo raga aysan la dabaaqtami Karin, dumarka ku loodka ah ee...

Horta kala dega! W/Q: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Horta kala dega Bulsho meel wada deggan aadna isu jecel ayaa beri waxaa dhibay mas. Masku maalin walba qof ayuu ka cunaa. Qofkii uu qaniinana waa ay dhimataa oo marka...

SHEEKOOYIN