Curis

GARBADUUB Q15AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q15AAD  Ammin ku dhawaad dhawr bilood kaddib ayaa waxaa kulmay  Shirwac iyo Caddaawe, kaddib waxaa Caddaawe u caddaatay in la shirqooley waayo? Waxa hore loogu sheegay in uu geeriyooday...

XAALADDA DHABTA AH FAHAN. Qore:Mohamed Musa Sh. Noor

Xaaladd dhabta ah fahan. Runta in la isku sheego ayaa fiican, ma jirto Dowlad iyo maamul beelood oo maslaxadda dhabta ah Soomaaliya wado. Bal is waydii labada maamul beeleed ee waqooyi...

Horey u soco. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Horey u soco. Waxaa wanaagsan mararka qaar inta aad u xayirnaa lahayd raja is baddalna ka sugi lahayd qof aanan ku fahamayn una diyaarsanayn ama isku dayeen xitaa in uu...

GARBADUUB Q14AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q14AAD  Taliye Caddaawe haba yaraatee wuxuu waayey meel uu raadraac ka billaabo, kaddibna wuxuu go’aansaday inuu u cag dhigo oo tab kale adeegsado, aragyey inay awood badan ku leeyihiin...

Noloshaada maamulo. Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Noloshaada maamulo In aad tartan la gasho dad kale noloshaada waxba uma soo kordhiso aan ka ahayn niyad jab iyo hoos u dhac naftaada ku yimaada, noloshaada adiga ayuu Alle...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 91aad  1-Erayada afkaaga..... Erayada afkaaga kasoo baxaya ha noqdaan kuwa xikmadaysan oo dhawaqooda meel sare gaaro, qasab maahan in codkaaga...

GARBADUUB Q13AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

GARBADUUB Q13AAD Guhaad sida uusan uga war haynin qoyskiisa iyo reerkoodi noloshoodana u moogyahay ayaa dhanka kale qoyskoodu u moog yihiin noloshiisa, wax ay hadba ku soo noqnoqdaan xeradii iyo taliskii uu...

Waa tuma Haweenta wax ku falaysaa ninka nuucan ah? Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

Waa tuma Haweenta wax ku falaysaa ninka nuucan ah? Marka aad qof dumar ah tahay waa in aad qiimayn kor iyo hoos ahba aad ku samaysaa ninka aad noloshaada u...

Laba Naxariis:- Rabadaan iyo Raxmo Q1AAD W/Q: Maxamed C. Kooliyoow

Laba Naxariis:- Rabadaan iyo Raxmo Waxaan la noolaa hooyadey oo da' ahayd, aabbaheyna waa horuu dunida dhaafay, walaal iyo qaraabbana aniga iyo hooyadey baa isku ahaa. Waxaan dhammeeyay dugsiyada; hoose/dhexe...

ISLA SOCODKA. Qore: Mohamed Musa Sh.Noor

Isla socodka Isla socodka Labka iyo Dhidiga dhex mara guurka ka hor maxaa macna ahaan la dhihi karaa? La socod sidiisaba waa eray macna badan, laakin marka uu kulmiyo lab iyo...

SHEEKOOYIN