Buuggaagta

“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Gorfayn-Qaamuuska-Casriga-ah-3Download Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku...

Dhiganha Gardaadiye W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Dhiganha Gardaadiye Gardaadintu waa ababin carruurta lagu tababbaro, si loogu carbiyo nolosha qaraarka iyo macaankaba leh ee ku soo foolka leh haddii Eebbe tabar geliyo. Gardaadinta carruurtu waa afar qeyb...

TILMAAMIDDA GARDAADIYE W/D: Cabdiraxiin H. Galayr

Tilmaamidda Gardaadiye Dhiganaha Gardaadiye ee ay soo saartey madbacadda LAASHIN, uuna qoray qoraa, laashin: Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" ayaa ah mid loo qoray ubadka soomaaliyeed guud ahaantood, gaar ahaan...

MAHADCELIN W/D: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

MAHADCELIN Soo geeddigalka dhiganaha GARDAADIYE, waxaa gacan lama illaawaan ah ka geystay af aqoolayaal, farshaxaneystayaal tirobadan, kana kooban: shan qoraa iyo seddax farsamo yaqaan, ku waas oo garab iyo...

Gaso, Gunuun iyo Gasiin: Qiso jid-bixiyeen ah (Lafa-gurkii Dr: Maxamed Daahir Afrax)

Gaso, Gunuun iyo Gasiin:Qiso jid-bixiyeen ah W/Q: Maxamed Daahir Afrax Magaca buugga: Gaso, Gunuun iyo Gasiin.Qoraha buugga: Cali Jimcaale AxmedDaabacaadda: Laashin PublishersKatrinehalm, Sweden.Guga la daabacay: 2018Bogagga buugga: 219-bog. Hordhac Buugga la magac-baxay...

Soo koobidda buugga Noloshii Sillooneyd 𝐖/𝐐: 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐬𝐚𝐥𝐚𝐚𝐧 𝐌 𝐗𝐢𝐫𝐬𝐢

𝗦𝗼𝗼𝗸𝗼𝗼𝗯𝗶𝗱𝗮 𝗯𝘂𝘂𝗴𝗴𝗮 𝗡𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗶𝗶 𝗦𝗶𝗹𝗹𝗼𝗼𝗻𝗲𝘆𝗱 Waxaan akhriyay ammin fiicanna oo aan ku jiray, sidoo kalena, aan nasiino ku helay: buugga NOLOSHII SILLOONEYD. Waa buug aan akhrintiisa u hammuun qabay, aadna aan...

BEN CARSON Q7AAD

BEN CARSON Q7AAD Wax badan ka oran maynno Ben Carson iyo siyaasadda, waayo, muhiim inoo ma leh faa’ido badanna ka heli maynno. Kaliya waxaan xusaynaa: Ben Carson dhanka siyaasadda guul...

BEN CARSON Q6AAD

BEN CARSON Q6aad Markii uu Dugsiga sare dhammeeyay waxa uu galay galay Kulliyadda Caafimaadka ee Jaamacadda Yale ee ku taal gobolka Connecticut. Yale waa Jaamacad si gaar ah loo leeyahay...

BANDHIGGA GACAL IYO GAYAAN WQ:- Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

BANDHIGGII GACAL IYO GAYAAN MAHADCELIN Marka hore Eebbe ayaa mahad-leh nagu galladay inaan dhiganahaan Gacal iyo Gayaan si’milgo iyo maamuus leh usoo bandhigno. Intaas ka dib, xaddiis saxiix ah oo Abuu...

SHEEKOOYIN