Tifaftiraha

481 articles

WAQTI KAAMA TEGIN WELI| W/Q: Cabdikariim Garruun

Wakhti kaama tegin weli| Sheekada dhiirigelinta leh ee duuggan aas aasihii shirkada KFC - Henry Sandres. Akhris wacan. Wuxuu ahaa qof da’ weyn oo waayuhu ku adkaa. Wuxuu ku noolaa...

Qoraagii Qarsoonaa| W/T: Maxamed Habybe Axmed

Qoraagii Qarsoonaa| W/T: Maxamed Habybe Axmed Waxaa aan ahaa qoraa. Waxaan qoray buugaag, haddana waan qoraa, balse, qofna ima yaqaan. Waxaa igu dhacay; wax la yaab leh! Haddana qofna ima...

MUGDI DHALAY IFTIIN! W/Q: Ibraahin Xuseen Daa’uud β€˜Masxaf’

Sheekada Faadumo Biixi: Mugdi dhalay iftiin! β€œWaxaan ku guulleystay in halkii noloshaydu ku gashay mugdiga, aan arko mar labaad iyada oo ka soo ifaysa, oo nasiib u helo inaan wax...

IIDSAN OO SUUBBAN!

Iidsan oo suubban! Bahda LAASHIN oo isku duubani waxay ummadda Islaamka ah, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan bilashada bisha SOONFUR iyo iidul-fidriga. Bahda LAASHIN oo kala jooga guud ahaan daafaha...

Faalleyn kooban buugga: GODOB IYO GEERI| W/Q: Borofaysar Cabduqaaddir Ruumi

Faalleyn kooban buugga: GODOB IYO GEERI| W/Q: Borofaysar Cabduqaaddir Ruumi Qisada buugga Godob iyo Geeri waa muraayad laga dhex arki karo dhaqanka sooyaalka ah ee bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan wada...

Dirsheegad W/Q: Wiilo Daahir Xasan

Dirsheegad W/Q: Wiilo Daahir Xasan Salaado Faarax Gureey waxay u dhaxdaa Cismaan Cali Tukaale waxayna u dhashay afar wiil, Maxamed, Saalax, Aweys iyo Cumar. Yaraankooda, waa Cumar ee hadda wuxuu...

π—ͺ𝗔𝗔 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗬 π— π—”π—žπ—§π—”π—•π—”π——? W/Q: Cabdikariin Garruun

π—ͺ𝗔𝗔 𝗠𝗔𝗫𝗔𝗬 π— π—”π—žπ—§π—”π—•π—”π——? W/Q: Cabdikariin Garruun Maktabaduhu waa goobaha xog-ogaanshaha ee bulshada. Dadka badankoodu marka ay maqlaan erayga β€œmaktabad”, waxa maskaxdooda ku soo dhaca; β€œBuug”, Haa, way saxan yihiin, balse,...

NABADDA IYO NUSUUSTA DIINTA| W/Q: Sh. Cabdullaahi M. Xuseen

NABADDA IYO NUSUUSTA DIINTA| W/Q: Sh. Cabdullaahi M. Xuseen Nabad gelyadu waa naruuro aysan ka ahaan karin nolosha Aadanaha iyo naflaha dhammaantood, sidaa darteed ayey diinta Islaamku xoogga saartaa adkaynta...

Doolaal| W/Q: Seynab Xaaji β€œUgbaad”

Doolaal| W/Q: Seynab Xaaji β€œUgbaad” Isagoo ciidda lug iyo gacan is dhaaf ah kula jira, sidaasna ku fekeraya ayuu dushiisa ka arkay nin sii dhinac fadhiisanaya. Maankiisa kacsan uma oggolaan...

Dhaqan guur iyo dhalaal dummar| W/Q: Cabdimajiid Cali Cabdi (Abwaan Jabane)

Dhaqan guur iyo dhalaal dummar| W/Q: Cabdimajiid Cali Cabdi (Abwaan Jabane) Sheekadii Geydho iyo Guhaad. Guhaad waa wiil lixaad iyo itaal Eebbe u ebyay oo soo baxay loogana hamuun beelay...

SHEEKOOYIN