Maamulka Laashin

1801 articles

Halgankii Kagame iyo Hoggaamintiisi Q1AAD W/Q:Mohamed Ahmed Ali Royal

Halgankii Kagame iyo Hoggaamintiisi Q1AAD Jamhuuriyadda Rwanda, waxa ay ku taallaa bartamaha qaaradda Afrika. Xagga bari waxaa ka xiga Tanzania, waqooyiga Uganda, galbeedka jamhuuriyadda dimoqoraadiga Congo, halka koofur uu ka...

Sabbanadii Samaa Q2AAD W/Q Maxamed Xaaji Xasan

  Sabbanadii Samaa Q2AAD Waxaa ay qeybtii hore inoo maraysay xaajigii oo xaaxaabsaday safar inuu u baxana isku diyaariyay balse inta aanan safarkiisa iyo xaaladdaan taagan aanan idiin sii wadin aan...

MUUQAALKA DIINTA EE MASUULIYADDA GUURKA IYO QOYSKA W/Q:Abdullahi M Hussein.

          MUUQAALKA DIINTA EE MASUULIYADDA GUURKA IYO QOYSKA. Masuuliyaddu waa mudnaan aan laga indho laaban karin,waxayna ahayd mid soo taxneyd tan iyo intii la helay aadane uu alle khaliif oga dhigay...

Agoonki hooyadii Illaaway Q3AAD W/Q: C/fitaax Maxamed Xaambe

Agoonka hooyadii Illaaway. Inkastoo Abyan uurka, ka go’aansatay in aysan nin dambe oori u noqon, raggu kama aysan deyn xod’xodasho iyo in ay u soo hanqal taagaan haweeneydan heybadda iyo...

Halkudhega dowladnimo iyo hoggaanka dalka W/Q: C/salaan Macallin C/llaahi

                  Halkudhega dowladnimo iyo hoggaanka dalka   Ummad waliba oo adduunka ku nool waxey leedahay dano iyo duuruufo dhaqaale, siyaasadeed, hiddo iyo dhaqan deegaan iyo Hawo(Cimilo)…IWM oo iyada ugooniya,lagana yaabo inaaney jirin...

Gef rageed iyo Godob Haween Q2AAD W/Q; Cabdirisaaq Xasan jidhi(Aqwaan)

            Gef rageed iyo Godob Haween Q2AAD  Intaas marki ay dhahday Ayaan way iska baxday, maryanna waxay usoo gadoontay qolki ay kaga xirneyd xabsiga ayadoo ay rajo yar soo gashay, aad...

Gabadhi gar leh W/Q Cabdi Nuur Waddani

  Gabadhi gar leh,   Waa sheeko dhaqameed ku saabsan waxa ay gabadhi mudantahay iyo sida shala gabdhaha loo turi jiray loona maamuusi jiray, inkastoo aysan taasi maanta jirin oo aysan...

SAADAASHAYDA, SOOMAALIYA WAA KHAYR.

                   SAADAASHAYDA, SOOMAALIYA WAA KHAYR. 20 Sano ka hor dhalin yarada aan ka midka ahaa marka la waydiiyo waxa uu yahay, jawaabta uu bixin jiray...

Dayoow! W/Q: Hodan Sheekh Cumar

            Dayoow!   Dayoow, waa jaad ka mid ah wareerka. Aniga aqoonteey, inta badan, wuxuu ka dhashaa roobka, wuxuuna saameeyaa dad iyo duunyo labadaba. Ka ma hadlidoono duunyada, maaddaama ayaga loo taliyo,...

Farsmada Gacanta W/Q: Cabdulqaadir Cali Axmed

                        Farsmada Gacanta Farsamada gaacantu, waa xirfad aad muhiim u ah. Waa shaqo qofka bartaa uu ka xoroobo, in uu cid kale ku tiirsanaado. Farshxanku waa shaqo asaas u ah nolosha,...

SHEEKOOYIN