Cawa-Darran Q1AAD
Goortii qorraxdu dhacday ayaan xayn riyo ah oo aan jeexa la joogay soo xereeyey. Shaw intaan aqalka ka maqnaa ayaa aabbahay oo magaalada u socdaalay soo nabad noqday....
Gabayga: gaf Rageed
Gabaygani magaciisu waa “ Gef rageed” waana gabay Garnaqsi ah, waxaan ku tilmaamayaa, God daloolooyinka iyo gulcubaha muuqda ee Ragga Soomaaliyeed, waxaan sidoo kale ku gubaabinayaa, haweenka...
Halkan ka aqriso Qaybihii hore: Qaybtii Koowaad. Qaybtii Labaad. Qaybtii Saddexaad
Dambigaan ka galay duniyadaan dhalay Q4AAD
Talo farahay ka baxday, lammaanaha waxa ay diyaar u ahaayeen in ay kala faataxeystaan...