Maamulka Laashin

1799 articles

“QAAMUUSKA CASRIGA AH EE MAAHMAAHDA SOOMAALIYEED” –wixii iiga baxay W/Q: Caliqeyr M. Nuur

Gorfayn-Qaamuuska-Casriga-ah-3Download Dr. Georgi L. Kapchits wuxuu soo saaray qaamuuskii ugu weynaa inta weli laga qoray maahmaahda Soomaalida. 5000 oo maahmaahood oo uu heerar iyo baho u kala saaray ayuu ku...

Qaahira! W/Q: Maxmed Heebaan

Qaahira! Aniga iyo wiil aan saaxiib ahayn oo la odhan jiray Cali Abuukar Sheekh oo ay qaraabo ahaayeen wasiirkii Axmed Xabiib Axmed ayaa ka soo degnay garoonka diyaaradaha ee Qaahira,...

Midabyeynta biyaha iyo soomaalida! W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Midabyeynta biyaha iyo soomaalida! Marka aad si wanaagsan u dhuuxdo halkudhega qoraalkan waxaad ogaanaysa in ay soomaalida iyo biyuhu wax badan isaga eg yihiin.Biyuhu waa midab ma doorshe, waxaad arkaysaa...

Gorfeynta dhigaha Gaso, Gasiin iyo Ganuun W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Gorfeynta dhigaha Gaso, Gasiin iyo Ganuun Arar Hubaal dhigane walba waxaa uu wataa waayihiisa iyo wacaalkiisa, waxaase lagama maarmaan ah, marka aad naawisho (aqrido) dhigane oo aad dhammeyso inaad ka dhex...

Aabbihii Ambaday Q11AAD! W/Q: Cabdiraxiin H.Galayr

Aabbihii Ambaday Q11AAD! Suubban ayaa markay aragtay in aanan hadlayn,  kursi ii dhawaa Deeqa u tilmaantay, waxa ayna tidhi: Walaal fadhiiso halkan, kaddibna waxa ay u baxday bannaanka, si ay noogu...

Aabbihii Ambaday Q10AAD! W/Q: Cabdiraxiin H.Galayr

Aabbihii Ambaday Q10AAD! Waxa aan la jiifi waayey lana joogi waayey hinaase oo waxa geyiga soomaaliyeed haween haween buuxa  gabadhaan ka calmaday ee aan ku tallamayey inaan nolol wadaagno, qoysna...

Aabbihii Ambaday Q9AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q9AAD! Habeenkii waxaan la jiiftay riyaaq iyo rayn rayn, waxaanna rumaystay inaan gaadhay yoolkaygii, waxaanna naftayda u sheegay in ay dhabbadii guusha cagta saartay, waxaanna  nabdigayga buuxiyey obsi...

SAAMAYNTA TABAN EE DHAQAALE UU KU YEELAN DOONO CORONA VIRUS SOOMAALIYA W/Q: Sakariye Cismaan Nuur

SAAMAYNTA TABAN EE DHAQAALE UU KU YEELAN DOONO CORONA VIRUS SOOMAALIYA Qormadaan kooban waxaan uga hadli doonaa saamaynta taban ee dhaqaale ee uu ku yeelan doono Corona virus Soomaaliya. Corona...

Aabbihii Ambaday Q8AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q8AAD! Waxa uu yidhi Xaashi oo sheekadii si wada waxa  ay i weydiisay  weydiin aan rabay  in mar uun lay weydiiyo, haddana waxaan u firkanaxay sida nin kayn cidla ah...

Aabbihii Ambaday Q7AAD! W/Q: Cabdiraxiin Hilowle Galayr

Aabbihii Ambaday Q7AAD! Xaashi waxa u sheegay in uu in badan ka dhursugayey hanashada  Deeqa, deeqi waa gabadh ay dhammaan isha ku wada hayeen dhallinta dugsiga wax ka barata, nin...

SHEEKOOYIN

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD