Maamulka Laashin

1801 articles

Jacaylkii Aragtida Ku billowdey kuna dhammaadey W/Q: Abdiwahaab Abdulqaadir Maxamud (Carab)

Jacaylkii Aragtida Ku billowdey kuna Billowdey kuna dhammaadey. Aqoon uma lahayn ogaalna warkiisa daa, waxaan ka haystay maqaale iyo sheeko dhegood badan, inta badan waa arrin laga faalloodo, haddana qofku...

Wey Innaga Jeclaan Karaan W/Q:- Cabdisayid Aadan Soofe

  Waxa uu dhashay saddex iyo lixdan sanno ka hor. Qarni dulleysan oon qofna taariikhda kaga jirin. Waxa uu ku dhashay dhul jinku leexiyey fallaadhaha cadceeda oo iftiinku is awdey...

GEELA & GEESKA AFRIKA W/Q Bashiir Cali Barre

  GEELA & GEESKA AFRIKA   Waraabinta geela iyo hees hawleedyada u gaarka ah.   Waraabinta, biya siinta ama shubista geelu waa hawl aad u mug weyn una baahan aqoon, xoog, daacadnimo iyo agabka...

Habboon ma Jinbaa? Q2AAD W/Q: Cabdiraxmaan Maxamed Axmed(Warmooge)

  HABBOON MA JINBAA?Q1AAD Ma garran karo sababta aan sheekadan kaaga sheekaynayo, kaliya se waxaan oggahay inaan qoray, adna aad akhriyayso ama dhagaysanayso. Go’aanka ayaa ahaa inaan cidna u sheegin siday...

Sheeko gaaban: Agoonkii guusha gaarey W/Q: Cabdiwahaab Cabdulqaadir (Carab)

Agoonki hadafkiisa gaarey. Shaafici waa wiil dhallinyaro ah da’diisuna ay tahay 17 sano jir, wuxu dhigta Dugsi quraan (Malcaamad) iyo dugsi waxbarasho oo uu aado gelinka dabme, waana arday aad...

Tixda: Banaadir W/C: Bashiir Maxamad Xersi

Tixda: Banaadir   Waa  tix   heeseed ka hadlaysa  hannaanka awood qaybsiga  iyo   sida loogu qadiyey  bulshoweynta reer Muqdisho,  tixda ayaa  wadata wacaal iyo weydiimoba  sababta keentey  magaalo ay ku...

Magacyada Soomaalida ee midabada ka soo jeeda W/Q Burhaan Cali

Magacyada Soomaalida ee midabada ka soo jeeda.   Soomaalidu waagii hore magac waxay ula bixi jireen   siyaabbo badan, mid walbaana wuxuu lahaa duluc iyo ujeedo lagu saleeyo, haddaba waxaan maanta...

REER AW-QATAATO QADDIYADDOODU WAA MID W/Q: Sagal Jaamac Maxamed ”Qarandoon Dhiirran”.

REER AW-QATAATO QADDIYADDOODU WAA MID. Runta ninna kama nixiso, waxaa la gaaray xilliga aan middeyn lahaa qoyskeyga, magaceyga iyo muunaddeydana aan dib usoo nooleyn lahaa”! Aw-qataato oo is ciilkaambinayo ayaa...

Geela iy Geeska Afrika Q2AAD W/Q Bashiir Cali Barre

  Geela iy Geeska Afrika Q2AAD Geelluhu muxuu dheeryahay Geel laawaha? Ninka Geela leh Mudanaha geela leh wuxuu ahaa nin haysta ama heli kara waxkastoo ninka aan geela lahayn uusan haysan...

Shiribmaal iyo Al-shabaab, dood dhexmartay. W/C: Xasan Cabdulle Calasow “Shiribmaal”

Waa shirib dood ah oo dhex maray anita Xasan Cabdulle Calasow "Shiribmaal" ah iyo Hoggaamiye ka tirsan ururka nabad diidka ah ee Al-Shabaab (UGUS) Hoggaamiyaha magaciisa waxa la yiraahdaa:...

SHEEKOOYIN