Maamulka Laashin

1801 articles

Sheeko Xiiso badan: Dadku beentay runta ka jecelyihiin W/Q: Cabdallah Macalin Maxamuud

Dhacdo dhab ah: Dadku beenta rumeysan ogaa, Runtana diidi ogaa! Dadka Waa u jilcan yihiin inay Beenta rumeystaan, Runtana ka biyo diidaan ama ay liqi waayaan, waa guusha   shaydaanka iyo...

Maansada Guraabbaas ka mid ah Gurmadka Badda W/C: Cabdinuur Afeey

  MAANSO>> GURAABBAAS Hal abuurka da'da yar ee   Cabdi Nuur Afeey,  ayaa isagoo dareenkiisa  cabbiraya wuxuu  curiyey Maanso ka hadlaya  wacyiga maanta taagan,  waana  qayb ka mid ah suugaanta badda...

GURMADKA BADDEENU GALABTA MA CURAN(Maansadii Gurmad)

GURMADKA BADDEENU GALABTA MA CURAN. Waxaan qoraal dheer iyo Maanso ka qorey arrinta maanta Maxkamadda taagan 2011 ka dib heshiiskii la galay 06.09.2011 halka laga joogo maanta 5 Sannadood oo...

BADDEENA MA BANNAANBIXI WEYNAY?! W/Q: Cismaan Maxamuud(Guuleed weynkan)

BADDEENA MA BANNAANBIXI WEYNAY?! Waxaan jeclahay inaan qormadan kooban ku faaqido saddexdan qodob anigoo la xiriirinaya arrinta badda soomaaliyeed ee dacwadeedu ka furantay maxkamadda adduunka maanta. 1- Waddaniyad la’aanta shacabka soomaaliyeed 2-Qayaanada...

Mar labaad inaad i legeddo mid aan kaa yeeli doono maaha W/Q: Bashiir Cali Xuseen

Mar labaad inaad i legeddo mid aan kaa yeeli doono maaha!. Waxaad tahay gumeysi madow oo aan marnaba ii jiir naxeyn, asalka iyo magaca Soomaaliyeedna cadow u ah, maxaa yeelay...

Ilmaddu Waa ii Wehel! W/Q:Cabdi Salaan Mahdi Cirro

Ilmaddu Waa Ii Wehel! Iskuulka ayuu u soo jari-jiray ceeshkana waa uu ka carrari jiray kolkuu dhawaaqooda maqlo .Anigu dareen yara daciifa ayaan ku odhan jiray iska jir haddaad iskuulka...

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda Q2AAD?W/Q: Xuseen M.Cabdulle “WADAAD”

Horta yaa abaal gala? Hadduu jirona yaa guda Q2AAD? Dalmar iyo socotada la socotaba waxay aad ula yaabeen buuqa iyo sawaxanka dadka. Dalmar waxa uu aadka ula yaabay waxaa ka...

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 11AAD W/Q: Cabdifataax Xassan Cirguje (Qaran Doon)

Tolow Yaa Furay?? Qaybtii 11aad.                                                    waan ogahay inaysan saaxiibo fiican ahayn dhibtaan aan xalkeeda doonayana iyagu sabab uyihiin hadase cataw xal ma’aha ee qorshay ubaahantahay Xaajadaydu……. ………………………………………………………………………………………. Waxaa iri haye kadib...

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.3aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso, ganuun, Gasiin (Q.3aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Waxaan seexday jiif aan juuq iyo jabaq midna laheyn. Jabaq. Allow kuu naxariiso! Ma aqaan waxa hadda i...

Adigu maxaad u cuni wayday qaadka?! W/Q: Cabdiraxmaan Warmooge

Adigu maxaad u cuni wayday qaadka?!. Su'aashan jawaabteeda akhristow adiga ayaan kuu daayey, bal se intaanad ka jawaabin aan kula wadaago dhacdadan yar ee aniga i soo martay ammin hore. waxay...

SHEEKOOYIN