Maamulka Laashin

1801 articles

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q13AAD W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q13AAD Hooyo Kutubo iyo Raxmo Yareey, Waxeey orod ku soo galeen gurigii oo weli albaabkiisu ballaqan yahay, Muggaanse waxaa hor tuban...

Feker oo dhis Guusha WQ: Hassan Mudane

Feker oo dhis Guusha. Mar waliba maankaaga ku dhex abuuro hummaag maskaxeed ku salaysan guusha aad dalbanayso, ogowna in aad adiga tahay qof muhiim ah, soo jiidasho leh, wax qabsan...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q13aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

                Gaso Ganuun, Gasiin (Q13aad)   Sheeko, sheeko!Sheeka Xariir! Milay ay weli u muuqato rabti ay geberti iyo igaarki ku haasaabaayeen, ayuu odaygi meel aan aktiisa ka fogeyn ka arkay rag fadhiya oo...

Musharraxii Soo Shaqa tagay Q2AAD W/Q: Cabdullaahi C. Muuse (YamYam)

Musharraxii Soo Shaqa tagay Q2AAD W/Q:- Cabdullaahi Cabdi Muuse (YamYam) Safaradii Sugulle ee Yaman, Syria ilaa Ingiriiska Waa xilli habeen ah, mayee habeen keliya maahee wa saqdii dhexe. Sugulle waxa uu...

Buugga Cusub ee Sirta Guusha W/Q: Hassan Mudane

Buugga Sirta Guusha “Hadaad rabto in aad la duusho shimbirka hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaagga dhulka hoose socda! Waxaynu marag ka nahay in qof weliba   heegan...

Sheeko taxan: Quraafaadka Faaliyaha Q12AAD W/Q: Cabdullaahi M. (Siyaasi)

  Qaybtii 12AAD. Wiilkina inta uunan baska dhaqaajin ka hor ayuu u yeeray lacag ururiyihi la socday baska,wuxuuna ku yiri “waryaa, berri salaada subax halkaas ayaan kaa soo marayaa haddii ilaaheey...

Waxaan ahay Afrikaan! WQ: Hassan Mudane

Waxaan ahay Afrikaan! Magacaygu waa Soomaaliya, waxaan dhacaa dhanka bari ee qaaradda Afrika Waxaa laygu naaneysaa( Geeska Afrika) Waxa aan isku arkaa in aan ahay kan ugu sarreeya san ku...

Sheeko Gaaban :Sawirkii ay iga qaadday Marwadayda JAFEECO! W/Q: Ibraahim Cismaan Afrax(Nolosha)

Sawirkii ay iga qaadday Marwadayda JAFEECO 3-dii Agoosto sanadkii 2018! Waxay aheyd maalin jimco ah oo ay taariikhdu ku beegneyd 3-dii Agoosto sanadkii 2018 (labo kun, siddeed iyo toban), magaaladu...

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q12 W/Q: Xuseen “WADAAD”

Sheeko taxan: Horta yaa abaal gala hadduu jirona yaa guda? Q12aad Islaantii halkeedii ayay koobkii shaaha ahaa ku dhameysatay,welina lama haayo hooyo Kutubo, Raxmaase intaa sheeko ku sii maaweeliheysay, markaanse...

Gaso Ganuun, Gasiin (Q12aad) W/Q: Prof. Cali Jimcaale Axmed

Gaso Ganuun, Gasiin (Q12aad)   Sheeko, sheeko! Sheeka Xariir! Odaygi ayaa dhulka ama hoos fiiriyay, oo haddana wejiga kaduuday. Waxa uu isku dayey in uu maankiisa garadsiiyo mugga iyo muraadka halbeegsiga u...

SHEEKOOYIN