Maamulka Laashin

1801 articles

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q7AAD W/Q: Xasan (Shiribmaal)

Xeerka iyo Xigmadda Shiribka! Q7AAD Haddaan kasii amba qaadno halki ay noo joogatay, Xeerka iyo Xikmadda Shiribka. Qeybtaanna waxay xariir la leedahay isla qeybii hore ee halxiraalaha aheyd laakin waxaan...

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.24aad W/Q: Xuseen “WADAAD”

Horta yaa abaalgala hadduu jirase yaa gudi? Q.24aad Maxaad Cali, Isagoo dhankakaxsan ayuu yiri: Maandhaay xaa dhacay (Xaa jiro)? seey wax yihiin?Raxmana si deggen oo qaboow ayay ku tiri: Aabow...

Halgankii laba Xaaji Faarax W/Q: Prof Yaxye Sheekh Caamir

Halgankii laba Xaaji Faarax.Laba Xaaji Faarax waxa ay ahaayeen halgamayaal lagu xasuusto doorkii ay ka qaateen halgankii Gobannima doonka, midkoodna halgankiisa uma isticmaalin hub uu ku dagaalamey, laakin waxa...

Tuugsigii dadbanaa Q3AAD W/Q: Cabdul Cabdikariin(Ugaaska)

Tuugsigii dadbanaa Q3AAD.Aniga walli dhax mushaaxaya aqrintii cinwaanada buugaagta, ayuu istaagay, waxa uuna soo qabsaday jaranjaro ka sameysan alwaax oo isku laalaban labo jeer, maba sugine horey ayaan su'aal...

Saaxiibkaan Eersaday Q14AAD WQ: Cismaan Qanyare

Saaxiibkaan Eersaday Q14aadWaxay mid weliba u soo shiraacatey dhinaca  xafladdu goobtey ka dhacaysay, waxaana  la soo wada gaaray  goobtii Arooska  waxaa si lama filaan ah  barxad weyn oo haween...

Garashada fog iyo gabbaannimada Q1AAD W/Q: Cabdiraxiin H. Galayr

Garashada fog iyo gabbaannimada Garashadu waa deeq Eebbe bixiyo waxaana dadka loogu qaybiyey sida loogu qaybiyey deeqaha kale ee Eebbe baxsho; ubadka, xoolaha, quruxda iwm. Garashadu maaha wax qofku...

Gu’yaal badan iyo guurka Maandeeq W/Q: Cabdifitaax Maxamed Xaambe

Gu'yaal badan iyo guurka maandeeq.Maandeeq waxay hanaqaaday 1960kii, waxayna la aqal gashay ninkii ugu horreeyey ee gabar-nimo ku helay, maadama ay gabar ugub ahayd aadbaa loo soo dhaweeyey aqal-galkeedii,...

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q1AAD W/Q: Axmed Xaayoow

Sheeko Taxan:RUN MISE BEEN? Q1AAD.Galabnimo cadceedu sii dhacayso horaanta bisha November 1981ki ayuu Bashiir soo aaday guriga Habboon oo uu dhowr goor kor iyo hoos u dhaafay, asagoo ka...

Kalsoonida Nafta W/Q: Hassan Mudane

 Kalsoonida NaftaKalsooni waa dareenka aad ka qabto naftaada ama waa waxa aad ka rumeysan tahay naftaada. Haddaad isku aragto qof aan wax qabsan karin, nolosha ka dhacsan, ayaan daran,...

Saameyntii Dagaalkii Lafoole(Soomaalida iyo Talyaaniga) Q1AAD W/Q:Prof Yaxye Sheekh Caamir

Saameyntii Dagaalkii Lafoole (Qeybta 1aad) Talyaanigu dagaalkii lafoole kaddib waa xadiday faragalinta arrimaha Soomaalida, lamana dhihi karin  heer gumeysi, dhowr ciidan ah oo carab u badnaa ayaa ku ilaalin jiray...

SHEEKOOYIN