Hawl qabadka hamsadu, waxaa weeye in ay kala celiso laba xaraf iyo laba shaqal wixii ka badan oo uu is raacooda diidayo xeerka af soomaaliga, sidaa darteed hamsadu waxey...
Qeybta 2-aad
Ballanqaadyadii aan soo sameeyey ayaan gadaal u gocdaa mase maahan mid aan maanta iyo sanadahaan soo socdaba aan xitaa nuskood fulin karo, iskaba daa inaan wada fuliyee, dad...
Caqligeennoon wadaaddada amaahinnaa ma Diintaa na fareysa?
Ma u oggolaan laheyd carruurtaada in macallinka uu nolosha kaga daydaahi noqdo nin dadka gaaleeysiiya ama shiiceysiiya oo isagu shaabbad aanu qofku isku...
Sooyaalka Noloshii Sillooneyd Q20AAD
Korneylka waxaa usoo baxdey in arrin hinnaase salka ku haysaa jirto, sidoo kale aysan weli waxba u kala caddeyn, haddaba intaanu warreysanin Ilbir wuxuu la hadlay...
JACAYLKII RIYADA KU DHISNAA!
Weli maan arag sawracaaga, laakiin, waxaan maqlay sawdkaaga, si ka fool ka foola kuu la ma kulmin, laakiin, waxaan arkay taswiirtaada, ma aqaan xaafadda aad gasho...
QAWAANIINTA HORUMARKA (2AAD)
Qormadeynii hore waxa aynu uga soo hadalnay, kuna soo qeexnay erayada "Qaanuun" , "Horumar" iyo sidoo kale isku dhafka labada eray "Qawaaniinta Horumarka". Sidoo kale, waxa aynu...
155.
Dooli wuxuu ku laabtay Minneapolis, asagoo walaashiis soo arkay, nasiib wanaagna ay dhashay inti uu la joogay, wuxuu ka fekeraayay su'aalo uu waydiiyay Xasan Rooble, habeenki ay labadooda kaliya...