MA MUQDISHO BAA MISE LONDON ?
Marka aad si fiican u dhugato weydiin kore ee ah ma Muqdisho baa mise London? waxaa kugu soo dhacaya maxaa iska galay ama xiriir...
GARBADUUB Q34AAD
Huruuse wuxuu go' aansaday in haddii Ubax ogaato nolosha Guhaad uu awood u adeegsado haddii ay diido in ay dhankiisa soo marto magaalada xoog uga kaxeeyo, Madalweyn oo...
Hannaanka xisbiyada badan
inta badan dawaladdaha xilligaan jira waxa ay u badan yihiin kuwa ku dhaqma, hannaanka xisbiyada,badan, inkastoo ku kala duwan yihiin heerarkiisa,marka laga reebo dawladdaha la isku yiraahdo:(Anglo-Saxons),...
GARBADUUB Q33AAD
Habeenkii guure ayay kaga baxeen magaalada Guhaad iyo ciidankiisi, balse waxa ay ku baxeen qaab aan ciddina dareemi karin oo qarsoodi ah, horena u diyaarsadeen. Waxa ay iska...
GARBADUUB Q31AAD
Huruuse arrinku waa ku sii adkaaday markii ay si dhab ah u ogaadeen in Guhaad noolyahay, waxaa arrintan laga hubiyey oo si dhab ah loo garowsaday markii raggii dagaalkii...
GARBADUUB Q30AAD
Ciidankii firdhadka ahaa ee Guhaad hoggaaminayey kuna soo jabay Balixagar, waa ay soo nabadgaleen, kaddibna durtadiiba yaqaqo iyo in daryeel ay helaan ayaa awoodda la saaray, waxaa...
GARBADUUB Q29AAD
Oday Dirir waxaa uu baadi goob iyo baafis u galay siduu ku heli lahaa reerkiisii iyo guhaad reerkoodi, ugu dambeyn waxa uu ogaaday in reerkiisi ay ka guureen...
Qaybaha xisbiyada
Xisbiyada siyaasadeed ee dunida ka jira sida ay ugu kala duwan yihiin dhanka aragtida ayeey kala jaad u yihiin qaab dhismeed kooda, haddaba annagoo ka duulaynaya qoraalladii hore oo...