Guryo-noqoshadaydii
Waxaa jira dareen igu riixaya in aan sheekeeyo, se waxaan garan la'ahay sida ugu fudud ee aan ku soo koobi karo dhacdooyinkii i soo maray safarkaygii xagaaga ee sannadkan....
GARBADUUB Q37AAD
Dagaalkii u dhaxeeyey dowladda iyo xooggaga ka soo horjeeda waa laba jibbaarmay, dowladduna waxa ay qaaday weerar iyo guluf intay awoodey, waxaa laysugu soo galay magaalooyinkii waaweynaa, Jabhaddiina...
GARBADUUB Q36AAD
Oday Carraale waxaa uu sheekha u sheegay dhammaan intii loo sheegay ee ahayd iyo qaabkii wax u dhaceen, markii la waayey Guhaad raq iyo raad, in gabadhiisu dhib...
MA MUQDISHO BAA MISE LONDON ?
Marka aad si fiican u dhugato weydiin kore ee ah ma Muqdisho baa mise London? waxaa kugu soo dhacaya maxaa iska galay ama xiriir...