6- dan jaranjaro ama marxalladood yaa fure ah dambi baadhista oo ay martaa waana kuwan:
1. Marka la qabto ashkato/ dacwad ama wax lagu soo wargeliyay bileyska.
2. In la qorsheeyo...
Waa maxay calaamadaha garaadbadniddu?
Sifadda ugu wayn ee ay leeyihiin dadka maskaxda badani iyo summadda ugu wayn ee lagu garto qofka garaadka badan , waa inuu awood u leeyahay inuu...
maxay yihiin tabaha maskaxeed ee ugu wacan, si aan u horumariyo diiradsaaridda marka wax la akhrinaayo?
Marka aad rabto inaad horumariso diiradsaaridaada , inta badan waxay ku sahabsan tahay maskaxdaada...
Xasilid la’aanta af Soomaaliga: Tilmaan, Tixraac iyo Tusaale
W.Q. Prof C.Qaadir Ruumi
Af Soomaaligu wuxuu soo maray isbeddello kala duwan. Af Soomaaliga wuxuu ka soo gudbay af oraaheed, wuxuuna u soo...