Doorashada, xilka iyo casilidda
Madaxwaynaha Shacbi Muslin ah Iyo Magacaabidda Wasiirka Koo
ุจุณู ุงููู ุงูุฑุญู ู ุงูุฑุญูู
ุงูุญู ุฏ ููู ุฑุจ ุงูุนุงูู ูู ูุงูุซูุงุก ููู ูุตูู ุงููู ุนูู ุณูุฏูุง ูู ููุงูุง ู ุญู ุฏ ุงููุจู ุงูุฃู ู ุงูุฐู ุจุนุซู ุงููู ุฑุญู ุฉ ููุนุงูู ูู ูุนูู ุขูู ุงูุทูุจูู ุงูุทุงูุฑูู ูุณูู ุชุณููู ุง ูุซูุฑุง ููู ุง ุฐูุฑู ุงูุฐุงูุฑูู ูุบูู ุนู ุฐูุฑ ุงูุบุงูููู ูุฃุดูุฏ ุฃู ูุง ุฅูู ุฅูุง ุงููู ูุญุฏู ูุง ุดุฑูู ูู ูุฃุดูุฏ ุฃู ู ุญู ุฏุง ุตูู ุงููู ุนููู ูุนูู ุขูู ูุณูู ุชุณููู ุง ูุซูุฑุง ุนุจุฏู ูุฑุณูููุ ุฃู ุง ุจุนุฏุ
Adduunkaan Ilaahayุงููู ayaa iska leh
Adduunkaan Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ ayaa abuuray iskana leh, dadkana wuxuu u abuuray inay cammiraan oo degaan oo sharcigiisa uu u dejiyay ku noolaadaan, siduu noogu sheegay Aayadda soddonaad ee Suuratu Al Baqarahุณูุฑุฉ ุงูุจูุฑุฉ\:
}ููุฅูุฐู ููุงูู ุฑูุจูููู ููููู ูููุงุฆูููุฉู ุฅููููู ุฌูุงุนููู ููู ุงููุฃูุฑูุถู ุฎููููููุฉู{
Aayadda macneheedu waxaa weeye:
โXus markuu Rabbigaaุฑุจู\ malaaโigta ku yiri:
โAnigu waxaan abuurayaa Aadanุขุฏู \ oo ay ubadkiisu arliga cammiraan ุฃูู ุฎูููุฉ ุงููู ูู ุฃุฑุถู ูุฅูุงู ุฉ ุฃุญูุงู ู ูุชูููุฐ ูุตุงูุงู si uu axkaamtiisa ugu meel mariyo iyo awaamirtiisa.โ
Markaasuu ubadka Aadanุขุฏู \ wuxuu Cazza wa Jallaุนุฒูุฌู\ marka muddo la joogaba usoo diraa Nabi ayaga ka dhashay oo ay yaqaannaan, uguna soo dhiibaa shareecaday ku dhaqmi lahaayeen.
Ummadda ugu dambaysana oo aan annagu ka mid nahay wuxuu usoo diray Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam, wuxuuna noogu soo dhiibay Kitaabka Quraanka ah iyo Sunnada Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam.
Dastuurka muslinku wuxuu ka kooban yahay labadaas oo sharci khilaafsan wuxuu kasoo horejeedaa diinta islaamka, laguma dhaqi karo ummad muslin ah.
Madaxwaynaha shacbigiisa labadaas ku dhaqa wuxuu shacbigiisa ku leeyahay inay adeecaan oo ay xukunkiisa u hoggaansamaan. Hadduusanse labadaas ku dhiqin adeeci mayaan, xilkana way ka xayuubinayaan.
Islaamku kali tashi ma oggola
Madaxwaynuhu waa inuu dadkiisa la tashadaa, sida ku xusan Aayadda sideed iyo sddonaad ee Suuratu Al Shuuraaุณูุฑุฉ ุงูุดูุฑู\:
}ููุฃูู ูุฑูููู ู ุดููุฑูู ุจูููููููู ู{
Aayadda macneheedu waxaa weeye:
โArrimohoodana waa ka tashadaan oo ka shawraan.โ
Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ wuxuu kaloo Aayadda boqol sagaal iyo konton ee Suuratu Aali Cimraanaุณููุฑุฉ ุขู ุนู ุฑุงู\ Nabigiisa Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam ku amrayaa inuu asxaabtiisa kala tashado waxaan waxyi kasoo degin, gaar ahaan dagaallada iyo waxa la xiriira. Amarkaasna wuxuu ku saabsan yahay cid kasta oo ummadda silaamka madax u noqota ilaa maalinta qiyaame.
Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู wuxuu yiri:
}ููุดูุงููุฑูููู ู ููู ุงููุฃูู ูุฑู(159){
Aayadda macneheedu waxaa weeye:
โUmuurahana kala tasho(159).โ
Al Baghawiiุงูุจุบูู\ wuxuu tafsiirka Aayaddaan Caaโishah Ummu Al Muโminiinaุฃู ุงูู ุคู ููู ุนุงุฆุดุฉ\ Calayhassalaamu ka wariyay inay tiri
ุนู ุนุงุฆุดุฉ ุฑุถู ุงููู ุนููุง ูุงูุช :
โู ุง ุฑุฃูุช ุฑุฌูุง ุฃูุซุฑ ุงุณุชุดุงุฑุฉ ููุฑุฌุงู ู ู ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู โ
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โMa aanan arag nin ragga kala shawrid badan Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Sallam.โ
La tashi kaddib
La tashi kaddib, madaxwaynaha waxaa la doonayaa inuu arrinka uu kala tashaday si adag u meel mariyo, waxaana u daliil ah qaybta dambe ee isla Aayadda sideed iyo sddonaad ee Suuratu Al Shuuraaุณูุฑุฉ ุขู ุนู ุฑุงู\:
}ููุฅูุฐูุง ุนูุฒูู ูุชู ููุชูููููููู ุนูููู ุงูููููู ุฅูููู ุงูููููู ููุญูุจูู ุงููู ูุชููููููููููู (159){
Aayadda macneheedu waxaa weeye:
โTashi kaddib, markay ku caddaato waxaad arrinka ku hor yaalla ka yeeli lahayd, markaas u qun oo ku dhaqaaq amarka Ilaahayุงููู, Isgana talo saaro oo ku kalsoonowโ. Sidaasaa Ilaahay Cazza Wa Jallaุงููู ุนุฒูุฌู\ Rasuulkiisa Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam ku amray, iyo ummaddiisaba isaga dabadiis(159).โ
Adeecidda Madaxda
Ilaahay Subxaanahu Wa Tacaalaaุงููู ุณุจุญุงูู ูุชุนุงูู\ wuxuu muslimiinta amrayaa inay madaxdooda muโminiinta ah oo Quraanka Kariimka ah iyo Sunnada Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam ku dhaqa adeecaan oo u hoggaansamaan.
}ููุง ุฃููููููุง ุงูููุฐูููู ุขูู ููููุง ุฃูุทููุนููุง ุงูููููู ููุฃูุทููุนููุง ุงูุฑููุณูููู ููุฃููููู ุงููุฃูู ูุฑู ู ูููููู ู ููุฅููู ุชูููุงุฒูุนูุชูู ู ููู ุดูููุกู ููุฑูุฏููููู ุฅูููู ุงูููููู ููุงูุฑููุณูููู ุฅููู ููููุชูู ู ุชูุคูู ูููููู ุจูุงูููููู ููุงููููููู ู ุงููุขูุฎูุฑู ุฐููููู ุฎูููุฑู ููุฃูุญูุณููู ุชูุฃููููููุง (59)
{
Aayadda macneheedu waxaa weeye:
โKuwiinna iimaanka laga helay o muslimiinta ahow, adeeca Ilaahayุงููู, adeecana Rasuulka โ Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam โ iyo kuwa adinka taladiinna haya. Haddaad arrin isku khilaaftaanna waxaad runta iyo xaqqa ka raadsataan Kitaabka Ilaahayุงููู iyo Sunnada Rasuulka โ Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam โ haddaad tihiin kuwa rumaysan Ilaahayุงููู iyo maalinta aakhiro. Taasaana idiin khayr badan oo cirib fiican(59).โ
Al Baghawiiุงูุจุบูู\ wuxuu tafsiirka Aayaddaan ka yiri waxay ka mid yihiin:
ุนู ุฃูุณ ุฑุถู ุงููู ุนูู ุฃู ุงููุจู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ูุงู ูุฃุจู ุฐุฑ:
โุงุณู ุน ูุฃุทุน ููู ุนุจุฏ ุญุจุดู ูุฃู ุฑุฃุณู ุฒุจูุจุฉ.โ
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โMaqal oo adeec, haba ahaado hadduu doonee xabashi timo jareera leh sida zabiibka oo kale.โ
Wuxuu kaloo Caliiุนูู\ Calayhissalaamu ka wariyay inuu yiri:
โุญู ุนูู ุงูุฅู ุงู ุฃู ูุญูู ุจู ุง ุฃูุฒู ุงููู ููุคุฏู ุงูุฃู ุงูุฉ ูุฅุฐุง ูุนู ุฐูู ูุญู ุนูู ุงูุฑุนูุฉ ุฃู ูุณู ุนูุง ููุทูุนูุง.โ
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โImaamka waxaa xaq ku ah inuu wax ku xukumo wuxuu Ilaahayุงููู soo dejiyay, oo ah Quraanka iyo Sunnada, amaanadana uu oofiyo, oo ah in hoggaanka ummadda lagu amaanaystay. Hadduu sidaas yeelana waxaa raaciyada waajib ku ah inay maqlaan wuxuu leeyahay oo ay adeecaan.โ
ูุฑูู ูุดุงู ุจู ุนุฑูุฉ ุนู ุฃุจู ุตุงูุญ ุนู ุฃุจู ูุฑูุฑุฉ ุฃู ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ูุงู:
โุณููููู ุจุนุฏู ููุงุฉ ูููููู ุงูุจุฑ ุจุจุฑู ูููููู ุงููุงุฌุฑ ุจูุฌูุฑูุ ูุงุณู ุนูุง ููู ูุงุทูุนูุง ูู ูู ู ุง ูุงูู ุงูุญูุ ูุฅู ุฃุญุณููุง ูููู ูููู ุ ูุฅู ุฃุณุงุกูุง ูููู ูุนูููู .โ
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โAniga dabaday waxaa taladiinna qabanaya madax, markaasuu midka fiicanna wuxuu idiinku talinayaa wax fiican, midka xun oo xad gudbana wuxuu idiinku talinayaa si xun.
Marka, warkooda maqla oo ku adeeca inta xaqqa waafaqsan. Hadday si diinta waafaqsan idiinku taliyaanna adinka iyo ayaguba ajar ayaad ka heleysaan, haddayse xumaan ku taliyaanna adinka ajar ayaad ka heleysaan, ayaguna dambi.โ
Sida Madaxwaynaha Muslinka loo doorto
Waagi hore iyo islaamka bilowgiisa khaliifka, oo ahaa madaxwaynaha, waxaa dooran jiray ragga la yiraahdo โAhlu Al Caqdi wa Al Xalliุฃูู ุงูุนูุฏ ูุงูุญู\โ oo macneheedu yahay โKuwa Gunta oo Furaโ, waana kuwa magacaabi kara kana qaadi kara xilka, kaddibna ninkay doortaan wuxuu imaan jiray masjidka, halkaasoo uu shacbigu dooran jiray, oo intay madaxdoodu hor istaagaan kula heshiin jireen inay adeecayaan hadduu isaguna Kitaabka Ilaahayุงููู iyo Sunnada Nabigiisa Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam ku dhaqo, isaguna uu ku dhawaaqayaa oo ballan qaadayaa inuu labadaas ku dhaqayo.
Culummada maanta qaarkood waxay yiraahdeen inuu baarlamaanka maanta jira, markuu ka kooban yahay rag muslin ah oo dhawrsan, u dhigmo โAhlu Al Caqdi wa Al Xalliุฃูู ุงูุนูุฏ ูุงูุญู\โ.
Tusaale ahaan bal arag khudbaduu jeediyay Madaxwaynaha ugu horreeyey ee Dawladda islaamka, Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam dabadiis, waana Abuu Bakr Al Ssiddiiqu ุฃุจูุจูุฑ ุงูุตุฏูู\ Allahaุงููู raalli ka ahaadee, jeediyay markay Ahlu โAl Caqdi wa Al Xilliุฃูู ุงูุนูุฏ ูุงูุญู\โ oo shan nin ka koobnaa, kalana ahaa Abuu Xafs Cumar bin Al Khadh-dhaabุฃุจูุญูุต ุนู ุฑ ุจู ุงูุฎุทุงุจ\, Abuu Cubaydah Caamir bin Al Jarraaxุฃุจูุนุจูุฏุฉ ุนุงู ุฑ ุจู ุงูุฌุฑุงุญ\, iyo Usayd bin Xudayrุฃุณูุฏ ุจู ุญุถูุฑ\, iyo Bishr bin Sacdุจุดุฑ ุจู ุณุนุฏ\ iyo Saalim Mawlaa Abii Xuthayfahุณุงูู ู ููู ุฃุจู ุญุฐููุฉ\ Allahaุงููู raalli ka wada ahaadee soo doorteen, kaddibna masjidka dhexdiisa ayaa waxaa ka dhacday doorashada guud oo ay dadku ku doorteen, wuxuuna yiri:
Khudbada Abuu Bakrุฃุจูุจูุฑ
Markaasuu Abuu Bakarุฃุจูุจูุฑ hadlay, oo uu Ilaahayุงููู ku xamdiyay, una ammaanay siduu u mudan yahay, kaddibna uu yiri:
โุฃู ุง ุจุนุฏ ุฅููุง ุงููุงุณ! ูุฅูู ูุฏ ูููุช ุนูููู ููุณุช ุจุฎูุฑูู ุ ูุฅู ุฃุญุณูุช ูุฃุนูููููุ ูุฅู ุฃุณุฃุช ูููู ูููุ ุงูุตุฏู ุฃู ุงูุฉุ ูุงููุฐุจ ุฎูุงูุฉุ ูุงูุถุนูู ูููู ููู ุนูุฏู ุญุชู ุฃุฑูุญ ุนููู ุญูู ุฅู ุดุงุก ุงูููุ ูุงูููู ูููู ุถุนูู ุนูุฏู ุญุชู ุขุฎุฐ ุงูุญู ู ูู ุฅู ุดุงุก ุงูููุ ูุง ูุฏุน ููู ุงูุฌูุงุฏ ูู ุณุจูู ุงููู ุฅูุง ุถุฑุจูู ุงููู ุจุงูุฐูุ ููุง ุชุดูุน ุงููุงุญุดุฉ ูู ููู ูุท ุฅูุง ุนู ูู ุงููู ุจุงูุจูุงุกุ ุฃุทูุนููู ู ุง ุฃุทุนุช ุงููู ูุฑุณูููุ ูุฅุฐุง ุนุตูุช ุงููู ูุฑุณููู ููุง ุทุงุนุฉ ุนูููู . ููู ูุง ุฅูู ุตูุงุชูู ูุฑุญู ูู ุงููู.โ
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โIntaas kaddibna, dadow, madax ayaa la iiga kiin dhigay, mana ihi kiinna idiinku fiican. Marka, haddaan fiicnaado i caawina, haddaan xumaadana i toosiya. Runtu waa ammaano, beentuna waa khayaano. Kiinna taagta daran aniga agteyda xoog ayuu ku leeyahay, jeer aan xaqqiisa u sugo inshaaโa Allaahuุฅู ุดุงุก ุงููู. Midka xoogga lehna agtayda waa taag daran yahay jeer aan xaqqa lagu leeyahay ka qaado, inshaaโa Allaahuุฅู ุดุงุก ุงููู\. Qawmููู \, waa dadee, kama tago oo iskama daayo jihaadka loo galo jidka Ilaahayุงููู ee waa kan uu Ilaahay ุงููู illaa dulli ku rido, faaxishanaุงููุงุญุดุฉ\ (waana zinada iyo wixii xun oo idil) dad kuma dhex faafto ee waa illaa kuwuu Ilaahay ุงูููcudurro iyo balaayo ku rido (Sida AIDS maanta jira oo kale). I adeeca intaan anigu Ilaahay ุงููู iyo Rasuulkiisa, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, adeecayo. Haddaan caasiyo Ilaahay ุงููู iyo Rasuulkiisana, Sallaa Allaahu Calayhi Wasallam, adeecid idinkuma lihi. Salaaddiinna u kaca, Allaha ุงููู idiin naxariistee.โ
Ragga โAhlu Al Caqdi wa Al Xalliุฃูู ุงูุนูุฏ ูุงูุญู\โ waxaa ayagana la doonayaa in laga helo shuruudaha ay tahay in laga wada helo madaxwaynaha ay dooranayaan oo hoos ku xusan.
Siday gaaladu madaxdooda u doortaan waxay kasoo horjeeddaa shareecada islaamka, waxaana ka dhashay inuu shacbigu kala jabo oo ay murashaxiinta kala raacaan, taasoo midnimada ummadda kala dhanbalaysa.
Tan kale, waxaa tartankaas ka dhalanaysa colaad iyo is cay, iyo is nacayb iyo quluubta oo kala jeesta, taasoo uusan islaamku oggolayn.
Waxaa intaas u dheer in tartammadaas lagu bixiyo maal xoog leh oo ummadda si fiican waxtar ugu lahaan lahaa, waana maal khasaaray oo xumaanna keenay.
Markay murashaxiintu mid ka badan yihiin
Markay in mid ka badani u tartamayaan madaxwayne nimada, keebay โAhlu Al Caqdi wa Al Xalliุฃูู ุงูุนูุฏ ูุงูุญูโ dooranayaan?
Waxay ku xiran tahay xaaladda uu dalku markaas ku sugan yahay. Hadduu dalku xaalad cabsi iyo dagaal cadw ku sugan yahay iyo xuduudda oo cadwgu soo dhoobtay lagana baqayo inuu dalka soo galo, ama ay dalka gudihiisa ka dhashaan kooxo fallaga ah waxaa la dooranayaa ninka ugu geesi san.
Hadduu dalku nabad yahay ayna bidco ka dhalatay dalka gudihiisa waxaa la dooranayaa ninka ugu cilmi badan.
Mudada madaxwayne nimadu
Shareecadu ma xadidayso intuu ninka la doorto madaxwayne ahaanayo. Waxaana u daliil ah:
*Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam waxaa doortay Ilaahay ุงููู, wuxuuna madaxwayne ahaa ilaa laga oofsado.
*Abuu Bakr Al Ssiddiiqุฃุจูุจูุฑ ุงูุตุฏูู\ Allaha ุงููู raalli ka noqdee ayaa ku xigay, waxaana doortay muslimiinta, wuxuuna xilkaas hayay ilaa isagana laga oofsado.
*Cumar bin Al Khadh-dhaabุนู ุฑ ุจู ุงูุฎุทุงุจ\ Allaha ุงููู raalli ka noqdee waxaa doortay oo magacaabay inuu xilka uga dambeeyo Abuu Bakr Al Ssiddiiุฃุจูุจูุฑ ุงูุตุฏูู Allaha ุงููู raalli ka wada noqdee, wuxuuna xilka hayay in ka badan toban sano ilaa isagoo xilkaas haya xaq darro looga dilay.
*Cuthmaan bin Caffaanุนุซู ุงู ุจู ุนูุงู\ Allaha ุงููู raalli ka noqdee ayaa ku xigay, ayna muslimiintu doorteen wuxuuna xilka hayay in ka badan toban sano, ilaa isagoo xilka haya xaq darro looga dilay.
*Calii bin Abii Dhaalibุนูู ุจู ุฃุจู ุทุงูุจ\ Calayhisssalaamu ayaa ku xigay, muslimiinta ayaana doortay, wuxuuna xilkaas hayay shan sano iyo xoogaa ilaa isagoo xilkaas haya xaq darro looga dilay.
*Al Xasan bin Faadhimahุงูุญุณู ุฅุจู ูุงุทู ุฉ\ ina Calii bin Abii Dhaalib ุนูู ุจู ุฃุจู ุทุงูุจ\ Calayhimussalaamu ayaa ku xigay, waxaana doortay muslinka, wuxuuna xilkaas hayay in hal sano ka yar ilaa uu isagu xilkaas iska cazilay.
*Mucaawiyah bin Abii Sufyaanู ุนุงููุฉ ุจู ุฃุจู ุณููุงู\ ayaa ku xigay, wuxuuna xilkaas hayay in ka badan labaatan sano, wuxuuna dhintay isagoo xilka haya.
Xikmada taas ku jirta waxay tahay inay muslimiintu marka horeba dooranayaan ninkooda ugu mudan xilkaas. Marka haddayan imaan sabab sharci ah oo xilka looga qaado, sida isagoo diinta ka baxay, ama fusuq iyo waxyaaloo diinta khilaafsan lagu arkay isagoo samaynaya, loogana digay oo laga waaniyay, kase hari waaya, xilkaas waa loo daynayaa.
Maaraynta umuuraha shacabka muslinka ah
Bulshada islaamka ma jirto fawdo iyo is dhexyaac, waxaase jirta nidaam iyo kala dambayn. Nidaamkaas waxaa dejiyay Ilaahay Cazza wa Jallaุงููู ุนุฒูุฌู\ oo Quraankuu ku dhigan yahay, Nabi Muxammadna Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam waa meel mariyay oo uu bulshada muslimiinta ku dhaqay.
Culummada muslimiinta ayaana diiwaan geliyay oo sharxay oo noo jilciyay siduu Nabigu Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam ugu dhaqmay dhisidda dawladda islaamka. Culummadaas waxaa ka mid ahaa Al Imaam Al Maawardiiุงูุฅู ุงู ุงูู ุงูุฑุฏู, oo ahaan jiray qaalliga iyo muftiga Al Makkah Al Mukarramahู ูุฉ ุงูู ูุฑู ุฉ\, allifayna kutubbo badan oo ay tafsiir ka mid yihiin, wuxuuna dejiyay math-habู ุฐูุจ\ uu isagu bilaabay, kaddibna markuu kiisu kici waayay wuxuu galay Al Shaaficiyah ุงูุดุงูุนูุฉ\.
Shurrudaha madaxda muslimiinta ay tahay in laga helo
Caalinka Shaaficiga ahaa ee Qaalliga Dawladda Cabbaasiyiintaุงูุนุจุงุณููู\ Al Maawardiiุงูุฅู ุงู ุงููุงุถู ุงูู ุงูุฑุฏู\ (364-450Hijrii/974-1058 Miilaadii) wuxuu kitaabkiisa caanka ah ee โAl Axkaamu Al Suldhaaniyahุงูุฃุญูุงู ุงูุณูุทุงููุฉ\โ ku wariyay shuruudaha laga doonayo inuu leeyahay ninka ummadda muslinka ah hoggaankeeda qabanaya oo aan hoos ku xusayaa ayadoo kooban.
Al Maawardiiุงูุฅู ุงู ุงูู ุงูุฑุฏู\ wuxuu kitaabkiisa Al Axkaamu Al Suldhaaniyahุงูุฃุญูุงู ุงูุณูุทุงููุฉ\ bogga shan iyo tobnaad ku yiri:
ูุตู ูู ุงูุดุฑูุท ุงูู ุนุชุจุฑุฉ ูู ุฃูู ุงูุฅู ุงู ุฉ
ูุฃู ุง ุฃูู ุงูุฅู ุงู ุฉ ูุงูุดุฑูุท ุงูู ุนุชุจุฑุฉ ูููู ุณุจุนุฉ:
(1)ุฃุญุฏูุง: ุงูุนุฏุงูุฉ ุนูู ุดุฑูุทูุง ุงูุฌุงู ุนุฉ.
(2)ูุงูุซุงูู: ุงูุนูู ุงูู ุคุฏู ุฅูู ุงูุฅุฌุชูุงุฏ ูู ุงูููุงุฒู ูุงูุฃุญูุงู .
(3)ูุงูุซุงูุซ: ุณููุงู ุฉ ุงูุญูุงุณ ู ู ุงูุณู ุน ูุงูุจุตุฑ ูุงููุณุงู ููุตุญ ู ุนูุง ู ุจุงุดุฑุฉ ู ุง ูุฏุฑู ุจูุง.
(4)ูุงูุฑุงุจุน: ุณูุงู ุฉ ุงูุฃุนุถุงุก ู ู ููุต ูู ูุน ุนู ุฅุณุชููุงุก ุงูุญุฑูุฉ ูุณุฑุนุฉ ุงููููุถ.
(5)ูุงูุฎุงู ุณ: ุงูุฑุฃู ุงูู ูุถู ุฅูู ุณูุงุณุฉ ุงูุฑุนูุฉ ูุชุฏุจูุฑ ุงูู ุตุงูุญ.
(6)ูุงูุณุงุฏุณ: ุงูุดุฌุงุนุฉ ูุงููุฌุฏุฉ ุฅูู ุญู ุงูุฉ ุงูุจูุถุฉ ูุฌูุงุฏ ุงูุนุฏู.
(7)ูุงูุณุงุจุน: ุงููุณุจ ููู ุฃู ูููู ู ู ูุฑูุด ููุฑูุฏ ุงููุต ููู ูุงูุนูุงุฏ ุงูุฅุฌู ุงุน ุนูููุ ููุง ุฅุนุชุจุงุฑ ูุถุฑุงุฑ ุญูู ุดุฐ ูุฌูุฒูุง ูู ุฌู ูุน ุงููุงุณุ ูุฃู ุฃุจุง ุจูุฑ ุงูุตุฏูู ุฑุถู ุงููู ุนูู ุงุญุชุฌ ููู ุงูุณูููุฉ ุนูู ุงูุฃูุตุงุฑ ูู ุฏูุนูู ุนู ุงูุฎูุงูุฉ ูู ุง ุจุงูุนูุง ุณุนุฏ ุจู ุนุจุงุฏุฉ ุนูููุง ุจููู ุงููุจู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู : โุงูุฃุฆู ุฉ ู ู ูุฑูุดโุ ูุงููุนูุง ุนู ุงูุชูุฑุฏ ุจูุง ูุฑุฌุนูุง ุนู ุงูู ุดุงุฑูุฉ ูููุง ุญูู ูุงููุง: โู ูุง ุฃู ูุฑ ูู ููู ุฃู ูุฑโ ูุฑูุงูุชู ูุชุตุฏููุง ูุฎุจุฑู ูุฑุถูุง ุจูููู: โูุญู ุงูุฃู ุฑุงุก ูุฃูุชู ุงููุฒุฑุงุกโุ ููุงู ุงููุจู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู : โูุฏู ูุง ูุฑูุดุง ููุง ุชูุฏู ููุง.โ
Toddobadaas qodob macnohoodu waxaa weeye:
Shuruudaha laga doonayo inuu leeyahay qofka Madaxwayne noqonaya
Shuruudaha laga doonayo qofka madaxwayne noqonaya waa toddoba:
(Kow) Cadaaladda, lagana wada helaa shuruudeheeda koobaya. Shuruudahaas hoos ayaan ku sheegeynnaa.
(Laba) Inuu leeyahay cilmiga diiniga ah oo uu Kitaabka Quraanka iyo Sunnada ugala soo bixi karo axkaamta iyo sida looga bixi karo markay dhibaato ummadda kusoo degato.
(Saddex) Waa inuu lixdiisa lixaad qabo, sida maqalka, araggga, carrabka si uu kuwaas ula kaashado inuu u qumo oo ku dhaqaaqo waxay dareensiiyaan.
(Afar) Inay xubnihiisu wada fiyowyihiin, naaqusnimana ka fogyihiin ka hor istaagta inuu si buuxda u dhaqaaqo, dhakhsana u kici karo una qumi karo hawlihiisa.
(Shan) Inuu caqli leeyahay u suurta geliya siyaasadda raaciyada, iyo inuu umuurtoodana uu si suuban u mareeyn karo, una agaasimi karo.
(Lix) Inuu geesi yahay, gargaarna iyo gurmadna leeyahay uu fidin karo, uu ku ilaaliyo midnimada dalka, dadka iyo caruurta iyo dumarka, cadawgana uu la jihaado.
(Toddoba) Waa inuu nasabkiisu Qurayshูุฑูุด\ yahay oo uu u dhashay.
Waxaana ka jira โnasูุต\โ oo ah sharci uu dejiyay Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam, culummaduna ay isku wada raacday inay sidaas tahay.
Kasoo qaadna ma laha kuwa wax taas ka duwan ku aftooday oo dadka ka leexday, oo Abuu Bakr Al Ssiddiiqu ุฃุจู ุจูุฑ ุงูุตุฏูู Allahaุงููู\ raalli ka ahaadee, maalinta lagu dhex jiray beerta โSaqiifatu Banii Saacidahุณูููุฉ ุจูู ุณุงุนุฏุฉ\โ wuxuu xujjo ka dhigtay oo uu Ansaartaุงูุฃูุตุงุฑ\ oo u dooratay Sacd bin Cubaadahุณุนุฏ ุจู ุนุจุงุฏุฉ\ inuu madaxwayne noqdo, warka Nabiga Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam oo ah:
โMadaxwaynayaashu waa inay Qurayshูุฑูุด\ u dhasheen.โ
Markaasay Ansaartuุงูุฃูุตุงุฑ doorashadoodii Sacd bin Cubaadah ุณุนุฏ ุจู ุนุจุงุฏุฉ\ ka hareen, ayna yiraahdeen:
โAnnaguna waxaan leenahay amiirุฃู ูุฑ\, Qurayshnaูุฑูุด\ amiirุฃู ูุฑโ oo ay sidaas laba madaxwayne halkaas ku ahaanayaan. Ansaartunaุงูุฃูุตุงุฑ\ waxay ogaayeen oo rumeeyeen oo ay yeeleen warkaas Nabiga Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam laga wariyay
Markaasuu Abuu Bakr Al Ssiddiiqu ุฃุจู ุจูุฑ ุงูุตุฏูู Allahaุงููู raalli ka noqdee wuxuu yiri:
โAmiirraduna waxay ahaanayaan kuwa annaga naga dhashay, oo Qurayshูุฑูุด\ ah, adinkuna waxaad ahaanaysaan wasiirrada.โ
Markaasay Ansaartuุงูุฃูุตุงุฑ\ taas raalli ku noqdeen.
Nabigu Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam wuxuu kaloo yiri:
โQurayshูุฑูุด\ hormariya oo ha ka hor marina.โ
Cadaaladda: waana suubanaanta xagga diinta
Al Maawardiiุงูู ุงูุฑุฏู\ wuxuuna bogga boqol iyo sideed ku yiri:
ุงูุนุฏุงูุฉ: ููู ู ุนุชุจุฑุฉ ูู ูู ููุงูุฉุ ูุงูุนุฏุงูุฉ ุฃู ูููู:
1.ุตุงุฏู ุงูููุฌุฉ.
2.ุธุงูุฑ ุงูุฃู ุงูุฉ.
3.ุนูููุง ุนู ุงูู ุญุงุฑู .
4.ู ุชูููุง ุงูู ุขุซู .
5.ุจุนูุฏุง ุนู ุงูุฑูุจ.
6.ู ุฃู ููุง ูู ุงูุฑุถุง.
7.ู ุณุชุนู ูุง ูู ุฑูุกุฉ ู ุซูู ูู ุฏููู ูุฏููุงู.
Cadaaladda laga doonayo qof xil loo dhiibayo: Madaxweyne, guddoomiye gobol, Wasiir iyo inta kaleba
Toddobadaan qodoba macnohooduna waxaa weeye:
(Kow) Inuu runlow yahay.
(Laba) Inuu amaano xambaar yahay.
(Saddex) Inuu yahay qof xaaraanta ka dhawrsan.
(Afar) Inuu yahay nin dambiyada iska dhawra.
(Shan) Nin shakiga ka fog.
(Lix) Markuu raalli yahayna aamin ah.
(Toddoba) Diintiisa iyo adduunkiisa ku dhawrsan oo ku dhaqma, oo leh muruuโadaุงูู ุฑูุกุฉ\ kuwa la midka ah ee xagga diintiisa iyo adduunkiisaba.
Al Muruuโahุงูู ุฑูุกุฉ\
Al Imaam Al Nawawiiุงูุฅู ุงู ุงููููู\ wuxuu hordhaca kitaabkiisa โAl Majmuucุงูู ุฌู ูุน\โ markuu ka warbixinayo Al Imaam Al Shaaficiiุงูุฅู ุงู ุงูุดุงูุนู\ wuxuu yiri waxay ka mid yihiin:
โAl Shaaficii ุงูุฅู ุงู ุงูุดุงูุนู\ wuxuu yiri:
โููู ุฑูุกุฉ ุฃุฑุจุนุฉ ุฃุฑูุงู:
1.ุญุณู ุงูุฎูู.
2.ุงูุณุฎุงุก.
3.ุงูุชูุงุถุน.
4.ุงููุณู.
ููุงู:
โุงูู ุฑูุกุฉ ุนูุฉ ุงูุฌูุงุฑุญ ุนู ุง ูุง ูุนูููุง.โ
ููุงู:
โุฃุตุญุงุจ ุงูู ุฑูุกุฉ ูู ุฌูุฏ.โ
Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
Waxa โmuruuโah ุงูู ุฑูุกุฉโ la yiraahdo waxay leedahay afar tiir:
Kow.Akhlaaq wanaagsan.
Laba. Deeqsinnimo.
Saddex. Isjejebin oo ah kibir iyo islawayni laโaan.
Afar. Wixii waajib ah oo cibaadaat ah la guto oo la meel mariyo.
Wuxuu kaloo yiri:
โAl Muruuโah ุงูู ุฑูุกุฉ waa in xubnaha laga dhawro waxaan khusayn.โ
Wuxuu kaloo yiri:
โDadka al muruuaโah ุงูู ุฑูุกุฉ leh waxay ku sugan yihiin dadaal ay ku tabar dhigaan.โ
Hawlaha Guud oo Madaxwaynaha Waajibka Ku Ah
Al Maawardiiุงูู ุงูุฑุฏู\ wuxuu tilmaamay hawlaha laga doonayo inuu madaxweynuhu u qumo oo xil ka saaran yahay, wuxuuna yiri:
ู ุง ููุฒู ุงูุฅู ุงู ู ู ุงูุฃู ูุฑ ุงูุนุงู ุฉ
ูุงูุฐู ููุฒู ู ู ู ุงูุฃู ูุฑ ุงูุนุงู ุฉ ุนุดุฑุฉ ุฃุดูุงุก
ุฃุญุฏูู ุง: ุญูุธ ุงูุฏูู ุนูู ุฃุตููู ุงูู ุณุชูุฑุฉ ูู ุง ุฃุฌู ุน ุนููู ุณูู ุงูุฃู ุฉุ ูุฅู ูุฌู ู ุจุชุฏุน ุฃู ุฒุงุบ ุฐู ุดุจูุฉ ุนูู ุฃูุถุญ ูู ุงูุญุฌุฉ ูุจูู ูู ุงูุตูุงุจ ูุฃุฎุฐู ุจู ุง ููุฒู ู ู ู ุงูุญููู ูุงูุญุฏูุฏุ ููููู ุงูุฏูู ู ุญุฑูุณุง ู ู ุฎููุ ูุงูุฃู ุฉ ู ู ููุนุฉ ู ู ุฒูู.
ุงูุซุงูู: ุชูููุฐ ุงูุฃุญูุงู ุจูู ุงูู ุชุดุงุฌุฑูู ูุทุน ุงูุฎุตุงู ุจูู ุงูู ุชูุงุฒุนูู ุญุชู ุชุนู ุงููุตูุฉุ ููุง ูุชุนุฏู ุธุงูู ููุง ูุถุนู ู ุธููู .
ุงูุซุงูุซ: ุญู ุงูุฉ ุงูุจูุถุฉ ูุงูุฐุจ ุนู ุงูุญุฑูู ููุชุตุฑู ุงููุงุณ ูู ุงูู ุนุงูุด ูููุชุดุฑูุง ูู ุงูุฃุณูุงุฑ ุขู ููู ู ู ุชุบุฑูุฑ ุจููุณ ุฃู ู ุงู.
ูุงูุฑุงุจุน: ุฅูุงู ุฉ ุงูุญุฏูุฏ ูุชุตุงู ู ุญุงุฑู ุงููู ุชุนุงูู ุนู ุงูุฅูุชูุงู ูุชุญูุธ ุญููู ุนุจุงุฏู ู ู ุฅุชูุงู ูุงุณุชููุงู.
ูุงูุฎุงู ุณ: ุชุญุตูู ุงูุซุบูุฑ ุจุงูุนุฏุฉ ุงูู ุงูุนุฉ ูุงูููุฉ ุงูุฏุงูุนุฉ ุญุชู ูุง ุชุธูุฑ ุงูุฃุนุฏุงุก ุจุบุฑุฉ ููุชูููู ูููุง ู ุญุฑู ุง ุฃู ูุณูููู ูููุง ูู ุณูู ุฃู ู ุนุงูุฏุง ุฏู ุง.
ูุงูุณุงุฏุณ: ุฌูุงุฏ ู ู ุนุงูุฏ ุงูุฅุณูุงู ุจุนุฏ ุงูุฏุนูุฉ ุญุชู ูุณูู ุฃู ูุฏุฎู ูู ุงูุฐู ุฉ ูููุงู ุจุญู ุงููู ุชุนุงูู ูู ุฅุธูุงุฑู ุนูู ุงูุฏูู ููู.
ูุงูุณุงุจุน: ุฌุจุงูุฉ ุงูููุก ูุงูุตุฏูุงุช ุนูู ู ุง ุฃูุฌุจู ุงูุดุฑุน ูุตุง ูุงุฌุชูุงุฏุง ู ู ุบูุฑ ุฎูู ููุง ุนุณู.
ูุงูุซุงู ู: ุชูุฏูุฑ ุงูุนุทุงูุง ูู ุง ูุณุชุญู ูู ุจูุช ุงูู ุงู ู ู ุบูุฑ ุณุฑู ููุง ุชูุชูุฑ ูุฏูุนู ูู ููุช ูุง ุชูุฏูู ููู ููุง ุชุฃุฎูุฑ.
ุงูุชุงุณุน: ุงุณุชููุงุก ุงูุฃู ูุงุก ูุชูููุฏ ุงููุตุญุงุก ููู ุง ููุฑุถ ุฅูููู ู ู ุงูุฃู ูุงูุ ูุชููู ุงูุฃุนู ุงู ุจุงูุทูุงุกุฉ ู ุถุจูุทุฉ ูุงูุฃู ูุงู ุจุงูุฃู ูุงุก ู ุญููุธุฉ.
ุงูุนุงุดุฑ: ุฃู ูุจุงุดุฑ ุจููุณู ู ุดุงุฑูุฉ ุงูุฃู ูุฑ ูุชุตูุญ ุงูุฃุญูุงูุ ููููุถ ุจุณูุงุณุฉ ุงูุฃู ุฉ ูุญุฑุงุณุฉ ุงูู ูุฉุ ููุง ูุนูู ุนูู ุงูุชูููุถ ุชุดุงุบูุง ุจูุฐุฉ ุฃูุนุจุงุฏุฉุ ููุฏ ูุฎูู ุงูุฃู ูู ููุบุด ุงููุงุตุญุ ููุฏ ูุงู ุงููู ุชุนุงูู:
}ููุง ุฏูุงูููุฏู ุฅููููุง ุฌูุนูููููุงูู ุฎููููููุฉู ููู ุงููุฃูุฑูุถู ููุงุญูููู ู ุจููููู ุงููููุงุณู ุจูุงููุญูููู ููููุง ุชูุชููุจูุนู ุงููููููู ููููุถูููููู ุนููู ุณูุจูููู ุงูููููู{
ููู ููุตุฑ ุงููู ุณุจุญุงูู ุนูู ุงูุชูููุถ ุฏูู ุงูู ุจุงุดุฑุฉ ููุงุนุฐุฑู ูู ุงูุงุชุจุงุน ุญุชู ูุตูู ุจุงูุถูุงูุ ููุฐุง ูุฅู ูุงู ู ุณุชุญูุง ุนููู ุจุญูู ุงูุฏูู ูู ูุตุจ ุงูุฎูุงูุฉ ููู ู ู ุญููู ุงูุณูุงุณุฉ ููู ู ุณุชุฑุน ูุงู ุงููุจู ุนููู ุงูุตูุงุฉ ุงูุณูุงู :
โูููู ุฑุงุน ููููู ู ุณุคูู ุนู ุฑุนูุชู: ูุงูุฅู ุงู ุฑุงุน ููู ู ุณุคูู ุนู ุฑุนูุชูุ ูุงูุฑุฌู ุฑุงุน ุนูู ุฃููู ููู ู ุณุคูู ุนู ุฑุนูุชูุ ูุงูู ุฑุฃุฉ ุฑุงุนูุฉ ุนูู ุจูุช ุฒูุฌูุง ููู ูู ุณุคููุฉ ุนู ุฑุนูุชูุงุ ูุงูุฎุงุฏู ุฑุงุน ูู ู ุงู ุณูุฏู ููู ู ุณุฆูู ุนู ุฑุนูุชูุ ูุงูุฑุฌู ุฑุงุน ูู ู ุงู ุฃุจูู ููู ู ุณุฆูู ุนู ุฑุนูุชูุ ููููู ุฑุงุน ููููู ู ุณุคูู ุนู ุฑุนูุชู.โ
Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
โHawlaha guud oo ay lagama maarmaan ay tahay inuu madaxwaynuhu u qumo waa toban, oo kala ah:
Kow. Ilaalinta diinta, uuna ku ilaaliyo asalkeeda sugan oo ay isku raaceen inta horreysay ee ummadda. Hadduu soo if baxo oo uu mid la yimaado waxaan diinta ka mid ahayn oo la hindisayna oo โbidcoุจุฏุน\โ ahna, ama diinta ama laga arko ka leexasho diinta shaki gelinaysa, madaxwaynuhu wuxuu u caddaynayaa inay taasu qalad tahay, uuna horkeenayaa daliillada loo baahan yahay, wuxuuna marinayaa mudankiisa iyo waxa xaq waajib ku noqday in lagu falo, si ay diintu u ahaato mid ka ilaalsan kala furfurasho, ummaddana looga ilaaliyo inay diinta ka leexato.
Laba. Inuu kuwa is dacwaynaya oo is haysta ku kala saaro axkaamta shareecada si cadaalad ku dhisan, oo uusan mid daallin ah dadka ku xad gudbin oo dulmin, kan la dulmiyayna ayan tag darro ku dhicin.
Saddex. Ilaalinta ukunta, oo ah caruurta iyo haweenka, si aan loogu xad gudbin, oo uusan cadawgu xalaalaysan, kalana daadin. Marka taas la helo ayay dadka u suurtoobaysaa inay danohooda nolosha si deggan oo amni leh ugu qumaan, ayna safarradooda ganacsi u galaan ayagoo nabad gelyo ku sugan, kana baqayn inay naftooda iyo xoolohooda wax gaaraan.
Afar. Meel marinta โxuduuddaุงูุญุฏูุฏ\โ si loo ilaaliyo oo aan loogu xad gudbin wuxuu Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ xaaraan ka dhigay, xuquuqda addoommadiisana looga ilaaliyo ku xad gudub iyo xalaalaysasho.
(Xuduudda Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู waxaa ka mid ah qisaasta in qofka si ula kac ah qof kale u dila loo dilo, in qofka diinta ka baxa oo wax ka sheega la dilo; in qofka Nabi Muxammad Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam wax ka sheega ama Anbiyada kaleba la dilo; in kan zinaysta isagoo guur sad hore ugu soo qaatay dhagax lala dhaco ilaa uu ka dhinto, kaan hore usoo guursanna boqol ulood lagu dhufto, hal sanana la musaafiriyo; in tuugga gacanta midig laga gooyo marka lagu caddeeyo; kan khamro cabba in toban ulood lagu dhufto ama wax la mid ah, iyo xuduud kaleba)
Shan. Ilaalinta xuduudda dalka cadawga laga ilaaliyo, laguna ilaaliyo ciidan iyo hub iyo xoog uusan cadawgu loodin karin, kana ilaalisa inuu cadawgu kusoo xadgubin ama ay dhiig muslin daadiyaan, ama inay xaaraan ku kacaan ama ay dhiigga krishtaanka iyo yuhuudda dalka ku nool daadiyaan.
Lix. Inuu ku jihaado gaalada diinta islaamka diidda oo cinaadda marka loogu yeero kaddib ilaa uu ka islaamo, ama uu jizyo bixiyo, si ay diinta Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ diimaha oo dhan uga kor marto.
Toddoba. Soo uruurinta โFaygaุงูููุก\โ iyo zakada ay shareecadu waajib ka dhigtay oo nasูุต\ ka yaallo, ama ijtihaadุฃุฌุชูุงุฏ\ lagu gaaray ayadoo ayan cabsi iyo dulmi toona jirin.
Sideed. Muslimiinta in la siiyo mid walba maalkuu xaq u leeyahay oo uu miisaaniyadda dawladda ku leeyahay, si xad gudub laโaan ah oo aan qofka la siin wuxuusan xaq u lahayn, wuxuu xaqqa u leeyahayna aan laga dhimin, lana siiyo waqtigeeda oo aan lasoo hormarin lana dib dhigin.
Sagaal. Hubinta inay ragguu xilal u dhiibay ay hawshooda sidii la doonayay u qabtaan, kaddib markuu siiyo xoolahay hawshaas ku qabaan lahaayeen oo uu kormeero; iyo magacaabidda โLa taliyaalkaโ iyo siintooda wuxuu u gooyo oo xoolo ah si hawlaha loo qabto, umanadaุงูุฃู ูุงุก\ xoola xilkooda loo dhiibayna ay xoolahaasu ilaalsanadaan.
Toban. Inuu isaga laftiisu hawlaha kormeero, uuna baaro oo waraysto, si uu ugu kaco maaraynta umuuraha ummadda iyo ilaalinta diinta.
Mana aha inuu hawshaas cid kale u wakiisho, si isagu raaxaysi ugu mashquulo, ama cibaadaysiba, oo hadduu sidaas yeelo wuxuu khayaanay wixii lagu amaanaystay, qofka u naseexeeyana wuu khayaanay, oo waaba ayaduu uu Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ yiri:
โDaaโuudowุฏุงูุฏ\! Annagu waxaan kaa dhignay mid axkaamteenna arliga ku meel mariya ee dadka si xaq ah u kala xukun, hana raacin hawada ay naftu jeceshay oo aad markaas ka baadiyowdid jidka Ilaahayุงููู.โ
Oo sidaasuusan Ilaahay Subxaanahuุงููู ุณุจุญุงูู\ xilka Daaโuudุฏุงูุฏ\ ugu oggolaan inuu axad kale shaqadiisa u wakiisho, balse lagu amray inuu isaga laftiisu u qumo, umana cudur daarin inuu hawadiisa raaco uuna ku tilmaamay baadiyow.
In kastoo ay taasuu tahay mid xaq loogu leeyahay xagga xukunka diinta iyo darajada khilaafadaba, hadana waxay ka mid tahay xuquuqda siyaasadda oo ah maaraynta iyo agaasimidda nolosha bulshada madaxda looga dhigay, ayadooba uu Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam yiri:
Al Bukhaariiุงูุจุฎุงุฑู\ (Waana Xadiithkiisa sideed boqol saddex iyo sagaashan) iyo Muslimู ุณูู \ (Waana Xadiithkiisa kun sideed boqol sagaal iyo labaatan) (Oo uu Muslimi ู ุณูู \ ziyaado ku daray intay Al Bukhaarii ุงูุจุฎุงุฑู\ iyo Muslim ู ุณูู isku waafaqeen juzka labaad bogga saddex boqol iyo laba), kana wariyeen ibnu Cumarุฅุจู ุนู ุฑ\ Allahaุงููู labadoodaba raalli ka ahaadee inuu Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Sallam yiri:
โKulligiin xil ayaa idin saran, kulligiinna waa la idinka waydiinayaa raaciyadiinna: madaxweynaha (Waana qof kastoo xil dawladeed haya, darajo kasta ha ka hayee) xil ayaa saran waana la waydiinayaa siduu xilkaas u gutay. Ninkana xil ayaa ka saran haweentiisa iyo caruurtiisa, waana la waydiinayaa siduu xilkaas u gutay. Haweentana xil ayaa ka saran guriga ninkeeda, waana la waydiinayaa raaciyada uu xilkoodu saarnaa. Khaadimkana waxaa xil ka saran yahay maamulidda maalka ninka iska leh, waana la waydiinayaa siduu xilkaas u gutay. Ninkana waxaa xil ka saran yahay maalka aabihiis, waana la waydiinayaa siduu xilkaas u gutay. War hoy kulligiin xil ayaa idin saran, kulligiinna waa la idin waydiinayaa sidaad xilkaas u gudateen.โ
Ka qaadidda xilka madaxwaynaha
Ayadoo marka horeba la doortay ninka ugu habboonaa inuu madaxwayne noqdo, ma jirto sabab afartii ama shanti ama dhawrkii sanaba doorasho kale hadana loo sameeyo, oo sidaas maal badanbi ku khasaaro, usha ummaddana loo sii kala dhanbalo, siday dawladaha aan muslinka ahayn yeelaan oo kale.
Cazilaadda madaxwaynuhu waa arrin culus oo keenaya kala jabka ummadda iyo inuu dhiig daato, caruur agoomoobaan, haweeni ay assay saartaan, xoolo bandanna baaโbaโaan.
Haddiise ay ummaaddo aragto inay lagama maarmaan tahay in madaxwaynaha la cazilo, waa la cazili karaa, marka shuruudaha soo socda laga helo.
Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ oo nooga warramaya waxa dhex maray Nabi Muuse iyo walaalkiis Nabi Haaruun Calayhihimassalaamu wuxuu Aayadaha laba iyo sagaashan, saddex iyo sagaashan iyo afar iyo sagaashan ee Suuratu Dhaahaaุณูุฑุฉ ุทู\ ku yiri
}ููุงูู ููุง ููุงุฑูููู ู ูุง ู ูููุนููู ุฅูุฐู ุฑูุฃูููุชูููู ู ุถูููููุง (92) ุฃููููุง ุชูุชููุจูุนููู ุฃูููุนูุตูููุชู ุฃูู ูุฑูู (93) ููุงูู ููุง ุงุจููู ุฃูู ูู ููุง ุชูุฃูุฎูุฐู ุจูููุญูููุชูู ููููุง ุจูุฑูุฃูุณูู ุฅููููู ุฎูุดููุชู ุฃููู ุชูููููู ููุฑููููุชู ุจููููู ุจูููู ุฅูุณูุฑูุงุฆูููู ููููู ู ุชูุฑูููุจู ููููููู (94){
Aayadaha macnohoodu waxaa weeye:
โMuuseู ูุณู\ wuxuu yiri:
โHaaruunowูุงุฑูู\ maxaa kuu diiday in markaad aragtay inay baadiyoobeen oo gaaloobeen aad dardaarankayga iyo amarkaan ku siiyay aad raacdid oo la dagaashid adigoo ogsoon in haddaan anigu arki lahaa inay gaaloobeen aan la dagaallami lahaa?(92) Maxaad amarkayga u raaci wayday ee ma amarkayga ayaad diiday?(93) Wuxuu Haaruunูุงุฑูู yiri:
โIna hooyow timaha madaxa iyo garka ha igu dhegin oo iga jiidin, oo haddaan markaan gaalnimada ku arkay wax ku oran lahaa waxay u kala jabi lahaayeen laba qaybood โ qayb isaga raacda iyo qayb kasoo horjeesata oo markaasay labadoodu dagaallami lahaayeen โ oo waxaan ka baqay oo aanan ula dagaallamin inaad igu tiraahdo reer Banii Israaโiilุจูู ุฅุณุฑุงุฆูู\ ayaad kala jebisay, hadalkaygana ma aadan yeelin, markaad igu tiri: โTolkay iiga dambee intaan maqanahay, umuurtoodana suubi, una turโ(94).โ
Haddiise ay ummaaddo aragto inay lagama maarmaan tahay in madaxwaynaha la cazilo, waa la cazili karaa, marka shuruudaha soo socda laga helo.
Qaalli Al Maawardii Allahaุงูู ุงูุฑุฏู\ u naxariistee, wuxuu yiri:
โูุฅุฐุง ูุงู ุงูุฅู ุงู ุจู ุง ุฐูุฑูุงู ู ู ุญููู ุงูุฃู ุฉ ููุฏ ุฃุฏู ุญู ุงููู ุชุนุงูู ููู ุง ููู ูุนูููู ุ ููุฌุจ ูู ุนูููู ุญูุงู: ุงูุทุงุนุฉ ูุงููุตุฑุฉ ู ุง ูู ูุชุบูุฑ ุญุงูู.
ูุงูุฐู ูุชุบูุฑ ุจู ุญุงูู ููุฎุฑุฌ ุจู ุนู ุงูุฅู ุงู ุฉ ุดูุฆุงู:
ุฃุญุฏูู ุง: ุฌุฑุญ ูู ุนุฏุงูุชู.
ูุงูุซุงูู: ููุต ูู ุจุฏูู.
ูุฃู ุง ุงูุฌุฑุญ ูู ุนุฏุงูุชู ููู ุงููุณู ููู ุนูู ุถุฑุจูู:
ุฃุญุฏูู ุง: ู ุง ุชุงุจุน ููู ุงูุดููุฉ.
ูุงูุซุงูู: ู ุง ุชุนูู ููู ุดุจูุฉ.
ูุฃู ุง ุงูุฃูู ู ููู ุง: ูู ุชุนูู ุจุฃูุนุงู ุงูุฌูุงุฑุญ ููู ุงุฑุชูุงุจู ููู ุญุธูุฑุงุชุ ูุฅูุฏุงู ู ุนูู ุงูู ููุฑุงุช ุชุญููู ุง ููุดููุฉ ูุงูููุงุฏุง ูููููุ ููุฐุง ูุณู ูู ูุน ู ู ุงูุนูุงุฏ ุงูุฅู ุงู ุฉ ูู ู ุงุณุชุฏุงู ูุงุ ูุฅุฐุง ุทุฑุฃ ุนูู ู ู ุงูุนูุฏุช ุฅู ุงู ุชู ุฎุฑุฌ ู ููุงุ ููู ุนุงุฏ ุฅูู ุงูุนุฏุงูุฉ ูู ูุนุฏ ุฅูู ุงูุฅู ุงู ุฉ ุฅูุง ุจุนูุฏ ุฌุฏูุฏ.
ูุฃู ุง ุงูุซุงูู ู ููู ุง: ูู ุชุนูู ุจุงูุฅุนุชูุงุฏ ุงูู ุชุฃูู ุจุดุจูุฉ ุชุนุชุฑุถ ููุชุฃูู ููุง ุฎูุงู ุงูุญู.
Warkaas macnihiisu waxaa weeye:
โHadduu Madaxwaynuhu u qumo oo meel mariyo intaan soo sheegnay oo ku saabsan xuquuqda ay ummaddu ku leedahay, wuu oofiyay xaqqa Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ waxa ayagaas ay leeyihiin iyo waxa lagu leeyahayba. Markaas waxaa ummadda waajib ku noqonaysa laba waxyaalood::
Kow. Inay adeecaan oo u hoggaansamaan.
Laba. Inay u gargaaraan oo u hiilliyaan hadduusan xaalakiisu is bedelin.
Waxa xaaladdiisa is beddeleysa oo madaxwaynenimada ka saaraysa waa laba arrimood:
Kow. Cadaaladdiisa oo xumaata.
Laba. Naaqusnimo jirkiisa ku timaadda.
Xumaanta caddaaladdiis waa inuu faasiqูุงุณู\ noqdaa, taasoo ah laba nooc:
Kow. Inuu hawadiisa iyo wuxuu jecel yahay raaco, waana wax jirka ku saabsan, sida isagoo xaaraanta ku dhex dhaca isagoo hawadiisa raaca iyo waxay naftu jeceshahay.
Taasna waa fisqi, ka hor istaagaysa inuu ummad muslin ah madaxwayne u noqdo, hadduu noqdana inuu sii ahaado.
Hadday dhacdo oo taas lagu arko ninka madaxwayninnimada loo doortay, shuruudaha xilkaas lagu qaado lagama helayo oo wuu ka dhex baxay oo xilka waa laga qaadayaa.
Hadduu suubanaanta dib ugu laabtana xilka dib loogu dhiibi mayo, doorasho cusub kaddib mooyee.
Laba. Wax la xiriira in isaga diintiisa laga shakiyo. Middaanna waxay ku saabsan tahay caqiidada, oo markay arrinu lasoo gudboonaato uu u fasiro wax xaqqa khilaafsan.
Laba. Inuu Xubnaha jirkiisa qaar beelo, ka hor istaagaya inuu xilkiisa si habboon u guto, sida isagoo caqligu ka tago oo waasha, iyo isagoo aragga beela oo wax arki waaya. Cudurka indha habeennada la yiraahdo oo uu maalintiina wax arkayo, habeenkiina uusan wax arkayn xilka loogama qaadayo, maxaa yeelay waa cudur la filayo in laga bogsoodo. Sidoo kale xilka looma dhiibi karo hadday mid ama labada gacnood goโan yihiin, ama ay lug goโantahay ama labadaba, ama ay ka goโaan intuu xilka hayo hadday ka goโaan intuu xilka hayana waa looga qaadayaa.
Waziirka Koowaad
Madaxwaynuhu hadduu doono isagaa si toos ah uu agaasimaya umuuraha ummadda, hadduu doonana wuxuu magacaabayaa Wasiir Koowaad oo maareeya oo maamula umuuraha maalin walba ah ee ummadda.
Erayga โWaziirูุฒูุฑ\โ wuxuu ka yimid โAl Wizrุงููุฒุฑ\โ oo ah culayska, oo waziirku wuxuu culayska hawsha qaarkeed ka qaadayaa madaxwaynaha, isagoo uusan madaxwaynuhu hawlaha ummadda kaligiis wada qaban karin.
Waxaana u daliil ah Aayadda sagaal iyo labaatanaad iyo laba iyo soddon ee Suuratu Dhahaaุณูุฑุฉ ุทู\:
}ููุงุฌูุนููู ููู ููุฒููุฑูุง ู ููู ุฃูููููู (29) ููุงุฑูููู ุฃูุฎูู (30) ุงุดูุฏูุฏู ุจููู ุฃูุฒูุฑูู (31) ููุฃูุดูุฑููููู ููู ุฃูู ูุฑูู (32){
Aayadaha macnohoodu waxaa weeye:
โWaxaadna ii yeeshaa waziir ehelkayga ka mid ah oo culayska hawsha ila qaybsada(29)Kana dhig waziirkaas walaalkay Haaruunูุงุฑูู\ โ Waxaa la yiri in nin walaalkiis waxa ugu wayn tara uu Muuseู ูุณู\ ahaa isagoo Ilaahayุงููู\ usoo jeediyay inuu Nabi ka dhigo, lagana yeelay oo uu walaalkiis Nabi noqday โ (30)Kuna xooji dhabarkayga(31)Ilana wadaaji Nabinnimada iyo gaarsiinta Risaalada(32).โ
Marka hadday waziirnimo ku bannaan tahay Nabinnimada, way ku bannaan tahay madaxwaynaha iyo maamulidda dawladda.
Waxaa jirta laba nooc oo Raโiisul Wazaare:
Wazaaratu Al Tafwiidiูุฒุงุฑุฉ ุงูุชูููุถ\
Kow. Wazaaratu Al Tafwiidiูุฒุงุฑุฉ ุงูุชูููุถ\. Madaxwaynuhu wuxuu wasiirka koowaad oo noocaan ah u xilsaarayaa inuu arrimaha ummadda ku dabiro kuna maamulo siduu isagu โ waana Wasiirka Koowaad โ u arko iyo raโyigiisa. Sidaasuu hawshiisa ugu madax bannaan yahay.
Shuruudaha laga doonayo inuu leeyahay ninka xilka wasiirnimada noocaan ah loo magacaabayo waa isla shuruudaha laga doonayo inuu madaxweynuhu leeyahay intaan nasab Qurayshูุฑูุด\ ahayn.
Wazaaratu Al Tanfiithiูุฒุงุฑุฉ ุงูุชูููุฐ\
Laba. Wazaaratu Al Tanfiithiูุฒุงุฑุฉ ุงูุชูููุฐ\. Noocaan labaad ee wasiirka koowaad waa ka tag daran yahay midka hore, oo markaan raโiisul wazaaruhu wuxuu ku shaqaynayaa oo fulinayaa awaamirta uu Madaxwaynuhu isaga si toos ah u siiyo, oo isaga laftiisu umuuraha dawladda uma madax bannaana oo kuma agaasimayo aragtidiisa iyo siday isaga wax ula muuqdaan.
Wasiirka koowaad oo noocaan ahi wuxuu u dhexeeyaa Madaxwaynaha oo talada iska leh iyo shacbiga oo taladaas lagu fulinayo.
Magacaabidda Wasiirka Koowaad ee noocaan ah uma baahna in baarlamaanka la geeyo oo kalsooni la siiyo ama laga qaado, waxayse ku egtahay madaxweynaha oo kali ah.
Labada nooc oo wasiirka koowaad oo aan soo sheegnay wuxuu mid walba leeyahay shuruudo ku saabsan isaga laftiisa iyo shuruudo hawshiisa ku saabsan, oo intaan soo sheegnay ka kala farcamaya.
Qofka shuruudahaas doonaya ha ka raadsao kitaaba Al Maawardiiุงูู ุงูุฑุฏู\ Allahaุงููู\ u naxariistee ama kuwa u dhigmaba, oo in kastoo zamanku is beddelay, hadana agaasinka ummaddu waa isla midkii oo ah in ummadda lagu agaasimo caddaalad iyo waxay danteedu ku jirto.
Guddoomiyayaasha gobollada, degmooyinka iyo qaalliyada
Madaxwaynaha ayaa magacaabaya guddoomiyayaasha gobollada iyo degmooyinka iyo qaalliyadaba oo dhammaantood isagay maamulkooda wakiil uga yihiin, oo waxay xumeeyaan isagaa ka masโuul ah oo u qoollan.
Sidoo kale madaxwaynaha ayaa magacaabaya taliyayaasha ciidammada qalabka sida iyo taliyayaasha qaybaha kala duwan ee cidammadaas iyo booliskaba.
Habka Federaaliga ah
Habka federaaliga ahi kama mid ah hab dawladeedka islaanka, kumana dhisna shareecada islaamka, waana hab dawlado yar oo aan muslin ahayn ku dhaqmaan.
Dawladda adduunka ugu ballaarnayd, uguna xoog badnayd waxay ahayd dawladda islaamka ee zamankii hore oo ku fidsanayd laga soo bilaabo arliga Hindiya iyo galbeedka Shiinaha dhanka qorrax kasoo bax ilaa Spaanya ee qaaradda yurub dhanka qorrax u dhac, waxayna lahayd hal madaxweyne.
Waa dawladda uu madaxweyneheeda Banii Umayyahุจูู ุฃู ูุฉ\ ahaa qarniga koowaad ee hijrada yiri:
โDawladdayda qorraxdu kama dhacdo, canshuurta intaasoo gobol laga soo qaadana halkaan ayaa aniga la iigu keenayaa.โ Fadhigiisa iyo caasimaddiisuna wuxuu ahaa Dimashqุฏู ุดู\ ee arliga Suuriyahุณูุฑูุฉ\.
Madaxwaynahaas ayaana magacaabi jiray guddoomiyayaasha gobollada oo idil, mana ayan hayn waxa lagu magacaabo โDawlada Federaali ahโ bal waxay ahayd dawlad midaysan.
Maantana ma jirto dawlad carbeed oo federaali ah, horena uma jiri jirin.
Shacbiga soomaalidu waa shacbi mid ah, isku wada diin ah, isku wada af ah, isku wada taariikh ah, isku wada ilmo abti iyo ilmo eeddo isku wada ah. Maxaa hadaba loo kala gaynayaa oo loo kala qoqollobayaa? Taasu waxay keeneysaa inay tabartoodu wiiqanto, tiradoodu yaraato, oo ay kala tagaan, oo cadawgoodu si sahlan u kala dafo.
Dawlada federaali ah taasay keeneysaa.
Amarka Ilaahayุงููู oo ah โMidaysnaadaโ
Ilaahay Tacaalaaุงููู ุชุนุงูู\ wuxuu Aayadda boqol iyo saddex ee Suuratu Aali Cimraanaุณูุฑุฉ ุขู ุนู ุฑุงู nagu amrayaa inaaan xariggiisa ku dhegno annago wada jirna oo aanan kala tegin oo qaybsamin:
}ููุงุนูุชูุตูู ููุง ุจูุญูุจููู ุงูููููู ุฌูู ููุนูุง ููููุง ุชูููุฑูููููุง(103){
Aayadda macneheedu waxaa weeye:
โIsku ilaaliya, oo xumaanta iyo halaagga iyo kala tagga diinta isaga ilaaliya xarigga Ilaahayุงููู dhammaantiin, hana kala tegina(103).โ
Cabdu Allaahi bin Mascuudุนุจุฏ ุงููู ุจู ู ุณุนูุฏ\ Allahaุงููู raalli ka noqdee wuxuu yiri:
ููุงู ุงุจู ู ุณุนูุฏ โ ูู ุงูุฌู ุงุนุฉ ุ ููุงู : ุนูููู ุจุงูุฌู ุงุนุฉ ูุฅููุง ุญุจู ุงููู ุงูุฐู ุฃู ุฑ ุงููู ุจู ุ ูุฅู ู ุง ุชูุฑููู ูู ุงูุฌู ุงุนุฉ ูุงูุทุงุนุฉ ุฎูุฑู ู ู ุง ุชุญุจูู ูู ุงููุฑูุฉโ
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โIsku duubnaada oo wada jira oo meeshay muslimiintu u badan yihiin raaca, oo taas ayaa ah xarigga uu Ilaahay ุงููู amray in la la qabsado. Waxaad ku kahanaysaan meeshay muslimiintu u badan yihiin iyo wadajirka ayaana ka khayr badan waxaad firqooyinka iyo kooxo kooxaha ku jeceshihiin.โ
Abuu Hurayrahุฃุจููุฑูุฑุฉ\ Allaha ุงููู raalli ka noqdee wuxuu wariyay inuu Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam yiri:
ุนู ุฃุจู ูุฑูุฑุฉ ุฑุถู ุงููู ุนูู ุฃู ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ูุงู :
โุฅู ุงููู ุชุนุงูู ูุฑุถู ููู ุซูุงุซุง ุ ููุณุฎุท ููู ุซูุงุซุง ูุฑุถู ููู ุฃู ุชุนุจุฏูู ููุง ุชูุดุฑููุง ุจู ุดูุฆุง ูุฃู ุชุนุชุตู ูุง ุจุญุจู ุงููู ุฌู ูุนุง ูุฃู ุชููุงุตูุญููุง ู ู ูููููู ุงูููู ุฃู ุฑููู ุ ููุณุฎุท ููู : ูููููู ููุงู ุ ูุฅุถุงุนุฉู ุงูู ุงู ููุซุฑุฉู ุงูุณุคุงูโ
ุฃุฎุฑุฌู ู ุณูู
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โIlaahay ุงููู saddex ayuu raalli idiinka yahay, saddexna wuu idiinku caroodaa. Wuxuu raalli idiinka yahay:
(Kow) Inaad Isaga caabudaan, oo aydnaan shariik u yeelin.
(Laba) Inaad dhammaantiin xarigga Ilaahay ุงููู isku wada ilaalisaan.
(Saddex) Inaad la talisaan ninka uu Ilaahay ุงููู taladiinna gacanta ka saaray.
Wuxuuna idiinku caroodaa saddex:
(Kow) Qiilaููู\ wa Qaalaูุงู\ oo ah warsheegidda la yiraahdo โWaxaa la yiri..โ iyo โWuxuu yiri..โ.
(Labad) Maalka oo la lumiyo, laguna bixiyo meel uusan Ilaahay ุงููู raalli ka ahayn.
(Saddex) Suโaasha badan.โ
Waxaa wariyay Muslimู ุณูู \.
Xukunka qofka amarka muslimiinta kala geeya ayagoo midaysan
Imaam Al Nawawiiุงูุฅู ุงู ุงููููู\ Allahaุงููู\ raalli ka ahaadee, wuxuu sharixiisa Saxiix Muslim ุตุญูุญ ู ุณูู \ ku wariyay uuna sharxay Xadiithkaan oo ku saabsan xukunka qofka muslimiintoo wada jirta arrinkooda iyo ushooda kala dhanbala oo kala geeya, wuxuuna yiri:
- ุจุงุจ ุญูู ู ู ูุฑู ุฃู ุฑ ุงูู ุณูู ูู ููู ู ุฌุชู ุน
59-(1852) ุญุฏุซูู ุฃุจูุจูุฑ ุงุจู ูุงูุน ูู ุญู ุฏ ุงุจู ุจุดุงุฑ (ูุงู ุงุจู ูุงูุน: ุญุฏุซูุง ุบูุฏุฑุ ููุงู ุงุจู ุจุดุงุฑ: ุญุฏุซูุง ู ุญู ุฏ ุงุจู ุฌุนูุฑ) ุญุฏุซูุง ุดุนุจุฉุ ุนู ุฒูุงุฏ ุงุจู ุนูุงูุฉุ ูุงู: ุณู ุนุช ุนุฑูุฌุฉุ ูุงู: ุณู ุนุช ุฑุณูู ุงููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู ูููู:
โุฅูู ุณุชููู ููุงุช ู ููุงุชุ ูู ู ุฃุฑุงุฏ ุฃู ููุฑู ุฃู ุฑ ูุฐู ุงูุฃู ุฉ ููู ุฌู ูุนุ ูุงุถุฑุจูู ุจุงูุณููุ ูุงุฆูุง ู ู ูุงู.โ
ุงูููุงุช ููุง ุงููุชู ู ุงูุฃู ูุฑ ุงูุญุฏุซุฉ.
โฆุจุงูุณูู: ููู ุงูุฃู ุฑ ุจูุชุงู ู ู ุฎุฑุฌ ุนูู ุงูุฅู ุงู ุฃู ุฃุฑุงุฏ ุชูุฑูู ููู ุฉ ุงูู ุณูู ูู ู ูุญู ุฐูู ููููู ุนู ุฐูู ูุฅู ูู ููุชู ููุชู ูุฅู ูู ููุฏูุน ุดุฑู ุฅูุง ุจูุชูู ููุชู ูุงู ูุฏุฑุงุ ููููู ุตูู ุงููู ุนููู ูุณูู โูุงุถุฑุจูู ุจุงูุณููโ ู ูู ุงูุฑูุงูุฉ ุงูุฃุฎุฑู: โูุงูุชูููโ ู ุนูุงู ุฅุฐุง ูู ููุฏูุน ุฅูุง ุจุฐูู.
Xadiithka macnihiisu waxaa weeye:
โZiyaad bin Culaafahุฒูุงุฏ ุจู ุนูุงูุฉ\ wuxuu yiri: waxaan maqlay Rasuulka Ilaahay Sallaa Allaahu Calayhi Wa Calaa Aalihi Wa Sallam oo leh:
โWaxaa dhici doona oo ahaan doona fitnooyin iyo dhacdooyin aan hore u dhici jirin, marka midka raba inuu amarka ummaddaan kala geeyo ayadoo midaysan, seef ku dhufta cidduu doono ha ahaadee.โ
Al Nawawiiุงููููู\ wuxuu yiri:
โAmarka โSeef ku dhufftaโ waxaa ku sugan amar in lala dagaallamo qofka daacadda madaxweynaha muslinka si xaq darro ah uga baxa, ama doonaya inuu ummadda musliminka oo midaysan kala geeyo, iyo waxa intaasba la midka ah. Marka hore waa la waaninayaa oo laga reebayaa inuu waxaas ku kaco, hadduu ka hari waayana, oo sharta uu wado ka hari waayana, waa la dilayaa, dhiiggiisuna qiimo ma laha oo waa xalaal, diyana laga bixin mayo, qisaasna ma laha. Riwaayadda kalena waxay warisay โDilaโ, oo macnihiisu yahay hadduu ka hari waayo shartuu wado oo la waayo si kaloo looga celin karo waa la dilayaa.โ
Waxaa wariyay Muslimู ุณูู \.
Adduun iyo Aakhiro
Adduunkaan waxaa jira laba diimood o kala ah muslin iyo gaal, aakhirana waxaa jira laba daarood oo kala ah janno iyo naar.
Qofka adduunkaan muslin ku ah shareecadiisu waa tan islaamka, ayaduuna ku dhaqmaa oo uu Ilaahayุงููู\ ugu hoggansamaa, markaasuu Ilaahay ุงููู\ aakhiro jannada geliya.
Gaalkuna adduunkaan isagaa sharci samaysta oo kan Ilaahay ุงููู\ waa diida, markaasuu Ilaahay ุงููู\ aakhiro naarta geliyaa.
Diin saddexaadna ma jirto, daar saddexaadna ma jirto. Qof walbana isagaa adduunkaan lagu kala doorsiiyay dariiquu marayo, oo dariiqu maro daarteeduu gelayaa, oo qofna ma eedeyn karo.
Dr. Xasanwali Sheekh Xuseen Cismaan, DVM
Columbus, Ohio, USA
Maalin khamiis oo ay taariikhdu tahay lixda bisha Jamaadu Al Aakhirุฌู ุงุฏ ุงูุขุฎุฑ\ ee sanadka kun afar boqol lix iyo soddon hijriga, una dhiganta lix iyo labaatanka bisha Maarso ee sanadka laba kun shan iyo toban miilaadiga.
Sidaasay daraasaddaanu noogu dhammaatay, waxaanna ku gunaanadaynnaa annago leh:
ุงูุญู ุฏ ููู ุฑุจ ุงูุนุงูู ูู ู ุตูู ุงููู ุนูู ุณูุฏูุง ูู ููุงูุง ู ุญู ุฏ ู ุนูู ุขูู ุงูุทูุจูู ุงูุทุงูุฑูู ู ุณูู ุชุณููู ุง ูุซูุฑุง ููู ุง ุฐูุฑู ุงูุฐุงูุฑูู ูุบูู ุนู ุฐูุฑู ุงูุบุงูููู.