CIID SUUBAN – LAASHIN

Ciid suuban ciid wanaagsan

Bahda Laashin waxa ay ugu hambalyeynaysaa Dhammaan bulshada soomaaliyeed munaasibada Ciidul adxa oo ku beegan 27 Bisha May 2026ka.
Waxa ay bahda Laashin u hambalyeynaysaa dhammaan saaxiibada aqristayaasha ku xidhan laashin, Qorayaasha Soomaaliyeed iyo guud ahaan hawlwadeennada Laashin meel ay joogaanba.
Dhammaantiin caafimaad iyo fayo qab ku ciida farxad iyo badhaadhe ku ciida sannadkan sannadkiisa caafimaad iyo cimridheer alla haynagu gaadhsiiyo.

SHEEKOOYIN