Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

BEN CARSON Q-2AAD W\Q. Cali M. Diini

BEN CARSON Q2AAD

Ben Carson waxa uu ka sheekeeyay sidii ay nolosha qoysku noqotay kaddib tagistii aabbihiis waxa uu na yiri: Sidoo ke aabbe waxa uu joojiyay biilkii uu na siin jiray. Waxa isku soo haray hooyaday iyo gurigeenna aadka yaraa, lacag la,aan ay la socoto shaqo la’aan. Waxaa intaas ka darnaa hooyaday weligeed ma qaban shaqayn ma lahayn wax xirfad ah oo ay ku shaqaynsan kartay, waxbarashada fasalka 3aad ka kor ka ma gaarin. Kaliya xirfadda ay lahayd waxa ahayd hooyo guri joog ah.

Si kasta ha ahaato’e waxa dhexda u xiratay sidii labadeeda wiil u korin lahayd. Waxa ay bilowday in ay ka shaqayso guriyaha dadka ladan (hantida leh) oo ay guryohooda nadiifiso carruurtoodana u qubayso cuntana u kariso. Maalmo badan ayay subax hore kallahday aysanna dib u soo noqon ilaaa habeenkii xilli aan aniga iyo Curtis seexannay. Marmar ayaanan 3 ilaa 4 beri hooyo arki jirin.”

Ben Carson waa uu sii hadlay waxa uu na yiri: si walba oo hooyo si adag ugu shaqaysay haddana waxa ay ogaatay in ay dhibaato dhaqaale oo baahsan wajahayso aysanna sida hadda xaalku yahay isku bixin karin ilaa ay hesho caawimaad kale maahan, waayo marar badan ayay la dib dhacday lacagtii moorgayjka (mortgage) guriga aan degganahay, marka waxa ay ka cabsatay in aan luminno gurigeenna yarka ah sidaas darteed ayay waxa ay samaysay qorshe kale, qoys kale ayay ka kiraysay gurigeenni si ay uga hesho lacagtii moorgayjka. Kaddib waxa ay aqbashay casumaad ay heshay walaasheed wayn oo ah in aan la degno inta ay hooyo dhaqaale ahaan soo kabsanayso. Sidaas ayaan ugu guurnay magaalada Boston u la na degnay habaryar. Labo sano kaddib markii xaalkii dhaqaale ee hooyo roonaaday ayaan dib ugu soo noqonay Detroit balse hooyo weli waxa ay sii wadday in ay gurigeenni kirayso annaguna aan mid yar kiratysanno.

La soco Q-3aad iyo waxbarashadiisi haddii Eebbe idmo

W\Q; Cali M. Diini

SHEEKOOYIN