Qormooyin

Maxaa fashiliya Isbedallada Soomaalida Maxaase nala gudboon W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey

Maxaa fashiliya Isbedallada Soomaalida Maxaase nala gudboon W/Q: Cabdalla Qaasim Daamey 1960ki Waxa aan hantinay xorriyad iyo calan, ka gadaal kacdoon aan kala hor nimid gumeystayaashii reer yurub kolkaa oo...

HOOYO: dhib walboo dhaca wuu i saameeyaa! W/Q: Asiyo Abdirahman ‘Dawaarig’

HOOYO: dhib walboo dhaca wuu i saameeyaa! Waxaan ku noolahay dal dhibaatooyin badan la soo darseen, kuwaas oo saameyn ku yeeeshay aadanaha, degaanka iyo noloshaba, aniguna waxaan ahay qof aad...

DOOB GAAMURAY Q- 18AAD W/Q:- Bashiir Cali Xuseen

 DOOB GAAMURAY Q – 18aad   Arrinku, si kastaba ha u dhacee, markii uu oday Bulxan gabadha ballan qaadka u sameeyay, aadna uu u raja geliyay, ayey wada dareemeen dhawaaq ahaa...

Falsafadda go’aanka qumman! W/Q:- Jamaal Cabdinaasir

Falsafadda go'aanka qumman! Ninba waxa uu ku taamaa afgarad aqoon, ama ujilleecsi dumar. Dhaqdhaqaaqyada ka aloosan dugsiga nolosha waxaa ka jira xeerar is afgarad ah oo ruuxii soo ajiiba ku...

Xariirka dugsiga, guriga iyo ubadka W/Q:- Cabdirahman Cali Ibraahim

Xariirka dugsiga, guriga iyo ubadka Waxa ugu weyn ee isku haaya dadka, sida xabagtu ay wax isugu hayso, waa xiriirka ka dhaxeeya dadka. (Badiyaa) Labada qof ee is qaba xiriir...

ISLAAMKU MA CABBURIYO ARAGTIYAHA IYO BAREERAHA DADKA W/D: Abdullahi M. Hussein

ISLAAMKU MA CABBURIYO ARAGTIYAHA IYO BAREERAHA DADKA Ugu horeyntii waxaa in la ogaado mudan haddii Eebbe itaal sheegad iyo awood uu dooni lahaa in uu xaqa ku meel mariyo in...

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor

XASIL OO ILA GARO. (XIKMADO KOOBAN) Qore: Mohamed Musa Sh. Noor Qaybtii 80aad 1-Qofka aad tahay Qof walba xaq uma lahan in uu dhabtaada ogaado, dadku waxa ay ku moodaan ha kugu...

Doob Gaamuray Q17AAD W/Q:- Barbaariye Bashiir Cali Xuseen

DOOB GAAMURAY Q17AAD Oday Bulxan oo ahaa oday gabdho badan aabbe u ah, ayaa intey naxariisi qaadday wiilashii ku yiri “War bal gabadhu jin maaha ee is dejiya arrinkeeda aan...

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon).

U QAADAN WAA (Q4AAD) W/Q: Ismaaciil Cabdillaahi Caydiid (Samadoon). Haa, sidee lagu helaa qof aad dooneyso, ogeyna in uu ku doonayo?. Naftaydu waxa ay ku jirtaa dagaal, waxa ay dhex...

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD W/Q: Cabdisalaan Macalin Xirsi

Hammi caashaq iyo hunga been ah Q39AAD Tan kale Saaxiib waayo aragnimo ka qaado, jacaylka kugu dhacay, ragga kula jaalka ahna qisadaada u weri si ay cashar ugu noqoto, kolay raggu waa...

SHEEKOOYIN