Tifaftiraha

481 articles

Falanqeynta buugga MAANA-FAAY

Falanqeynta buugga MAANA-FAAY Hooyga Raadraaca Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee LAASHIN waxay xalay qabatay madal aqooneed lagu lafaguray dhiganaha caan baxay ee MAANA-FAAY oo uu qoray, qoraa: Maxamed Daahir Afrax...

KULA LIHI Q-12AAD| W/Q: Xuseen M. Cabdulle ”Wadaad”

KULA LIHI Q-12AAD| Galool iyo Jaalle, waa kuwaa indha waaweyn guluxgulux ka siinayo afkana gacanta wada saartay. Waxa ka yaabshay oo ay dhafoorrada u heystaan maahan wax fudud. Waxaana ka...

Bandhigga buugga: FAL IYO FALAG

Bandhigga buugga: FAL IYO FALAG Xarunta Dhaqanka iyo Suugaanta ee abwaan Faarax Shuuriye ayaa xalay qaab fogaan arag bandhig lagu falanqeynayo ugu qabatay buugga: FAL IYO FALAG ee uu dhigaaliyay...

Danmoog| W/Q: Seynab Xaaji Axmed “Ugbaad”

Danmoog! Xil iyo xoolo isbarkan ayuu jirjir ugu jiifaa. Qol laydi ah, dhererkiisuna ka weyn yahay ballaciisa ayuu gurada dambe u fadhiyaa. Qolka waxaa dhinac kasta ugu dherersan nimco-wadareed isku...

Gorfeynta buugga GARDAADIYE| W/Q: Abwaan Maxamed Cabdi Nuur

Gorfeynta buugga GARDAADIYE Magaca buugga: GARDAADIYE Tirada bogagga: 143-bog Qoraaga: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal) Madbacadda: Laashin Sannadka: 2020 Qaraaga buuggan; laashin Xasan waxa uu qoray saddex buug oo kala ah: ...

DHAQANKA RUUXIGA AH EE SOOMAALIDA! Q-3AAD| W/Q: Cabdinaasir Xiddig

KABAHA LAMA GEDDIYO: In la baasaysto kabaha oo la geddiyo waa dhaqan ka caan ah soomaalida dhaxdeeda, waxaana carruurta looga digaa in ay sidaas sameeyaan. Soomaalidu waxay qabaan in...

Sooyaalka Dr’s Xaawa Cabdi Dhiblaawe| W/Q: Abwaan Cabdinaasir Xiddig

Sooyaalka Dr's Xaawa Cabdi Dhiblaawe Drs Xaawa Cabdi, waxay sannadkii 1947-dii ku dhalatay magaaladda Muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Fadaraaliga ah ee Soomaaliya. Wax-barashadeedii dugsiga hoose, dhexe iyo sare waxay ku...

FALANQEYNTA BUUGGA ARXAN-GOYS| W/Q: Abwaan Maxamed Cabdi Nuur

FALANQEYNTA BUUGGA ARXAN-GOYS Magaca buugga: ARXAN-GOYS (Hindhisadii Sheydaanka) Tirada bogagga: 155 BOG Sannadka: 2022 Daabacaaddii koobaad Madbacadda: LAASHIN Qoraaga buugga laashin: Xasan Cabdulle Calasow (Shiribmaal) Waxaan nasiib u yeeshay in...

Bahda LAASHIN iyo bilashada sannadka cusub 1444

Bahda LAASHIN iyo bilashada sannadka cusub 1444 Guud ahaan bahda LAASHIN ee kala joogta daafaha carra-edeg, waxay bulshada Islaamka, gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynaysaa bilashada shintiriska sannadka islaamka oo...

Xal iyo Xigmad| Faallo Kooban W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye

Xal iyo Xigmad| Faallo Kooban W/Q: Dayax Cabdi Kulmiye Dhiganaha Xal iyo Xigmad oo aan oran karo waa dhaxalreeb sida dhambaal dhaqan oo uu qoray mudane Daahir Axmed Jeyte...

SHEEKOOYIN

Gobanimo labo maaha

Talo Waayeel

DURUUF W.Q. Wiilo Daahir Xasan

BOOLI BARAKAYSAN Q.3AAD