Customize Consent Preferences

We use cookies to help you navigate efficiently and perform certain functions. You will find detailed information about all cookies under each consent category below.

The cookies that are categorized as "Necessary" are stored on your browser as they are essential for enabling the basic functionalities of the site. ... 

Always Active

Necessary cookies are required to enable the basic features of this site, such as providing secure log-in or adjusting your consent preferences. These cookies do not store any personally identifiable data.

No cookies to display.

Functional cookies help perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collecting feedback, and other third-party features.

No cookies to display.

Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics such as the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.

No cookies to display.

Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.

No cookies to display.

Advertisement cookies are used to provide visitors with customized advertisements based on the pages you visited previously and to analyze the effectiveness of the ad campaigns.

No cookies to display.

Tifaftiraha

481 articles

TACSI TIIRAANYO LEH!

Waa waajib geeridu ninnana, Waaris hele waa! Geerigu waa waajib noole walba sugaya. Waa "sunnta-ALLAAHI fii khalqihi" lama diido, haddana lama jecla. Looma toog hayo, lagumana tashado, haddana noolaha ma...

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON Q-2AAD W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON Q-2AAD Dalmar (Sheeko Gaaban) Tuulada Nagaad-suga meel gabaahiir ah ayey ku taal. Aqalladeedu waa carshaan is-dugsanaya. Si aad iskugu dhow ayey isugu xoonsan yihiin. Meeshay ku taal iyo...

AYAANKA ABWAANKA Q-5AAD Cabdulle Raage Warsame “Taraawiil”

Xarunta dhaqanka iyo suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye Barnaamijka ayaanka Abwaanku, waa barnaamij ay daaddihiso xarunta dhaqanka iyo suugaanta Abwaan Faarax Shuuriye. Waa barnaamij xus iyo xasuus looga dhigo, isla...

Ogaal wadaag! W/Q: Borofaysar Yaxye Sh. Caammir

Ogaal wadaag! Mucjisaadka Qur’aanka iyo Xisaabta! Waxaa dhab ah in maanta oo dhan aad hadasho, balse, hadalkaagu uunan lehayn miisaan Xisabeed. Waxaa dhacdo in qof uu qoro buug, maqaal ama...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-3AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Duusoos”

Beljamka: Q-3AAD Goob lagu iibiyo wargeysyada Belgium ayaa ku xigtay oo iyaduna soo saartay: "Nieuwe Tijdingen" qarnigii 16-aad, gugiisii 16-aad. Faransiiska Dalka Faransiisa wargesykii ugu horreeyay waxaa lagu magacaabi jiray: (the Gazette...

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON Q-1AAD W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

TIRAAB-CURINTA TOOLMOON: Afsoomaali sax ah oo qoristiisa la laasimo, hodonnimo af oo si weyn loo hanto, hab iyo hannaan toosan oo had walba la adeegsado, niyad iyo rabitaan aan marna...

Gorfeynta Buugga ”No time for goodbye” (Majiro wakhti laysku macsalaameeyo) W/Q: Hodan Hilmi

Wax aqrintu, waxa ay kobcisaa garaadka qofka. Dadkuna waxa ay ku kala duwan yihiin sida qof walbaa wax u aqriyo una dhuuxo. Hormar kasta oo la gaaro waxaa sal...

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda W/Q: Xasan Cabdulle Calasow ”Shiribmaal”

Baalal-rogidda dhiganaha Jasiiraddii Nabadda  Qoraaga dhiganaha Jasiiraddii Nabadda: Nimco Noor. Bogagga iyo baalasha dhiganaha jasiiraddii nabadda: 65-bog. Sawirrada ku jira dhiganaha gudihiisa: 33-sawir iyo kuwa yaryar oo qoraalka ku...

DHAAYAHA SAXAAFADDA Q-2AAD W/Q: Xasan Maxamed Xaaji “Xasan Duusoos”

Warkeenidda: Sida aan soo bidhaaamiyey nooluhu waa ay hadlaan, hadalkaasna kolba baahida amminka iyo goortaas loo qabo ayaa xiiso u yeesha. Sida aan ognahayba caalamka waxaa loo qeybiyaa seddax qeybood....

R O O X A A N W/Q: Siciid Jaamac Xuseen

R O O X A A N! Cirka caad laguma arko. Laan ruxmaysaa dhirta yar ee tuulada ka dhex taagan kama muuqato. Haad duulayaa ma jiro. Xilligu waa jiilaal laga...

SHEEKOOYIN